Munaasibad la isku Arkay oo Maayer Ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa Gabadh ugu fadhiistay+Sawiro

0
Saturday August 16, 2014 - 08:53:06 in by salman abdi
  • Visits: 2281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasibad la isku Arkay oo Maayer Ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa Gabadh ugu fadhiistay+Sawiro

    Munaasibad ay inta badan Labeenta Bulshada Somaliland, gaar ahaan Hargeysa iyo Qurbo-joogga ku sugan laftooda, koobsatay oo ahayd Xaflad Meher, ayaa Marwada ay is-calmadeen loogu meheriyey Maayer Ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa, kaasoo uu garab-fadhi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasibad ay inta badan Labeenta Bulshada Somaliland, gaar ahaan Hargeysa iyo Qurbo-joogga ku sugan laftooda, koobsatay oo ahayd Xaflad Meher, ayaa Marwada ay is-calmadeen loogu meheriyey Maayer Ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa, kaasoo uu garab-fadhiyey Duqa Caasimaddu.


MEHERKA INA CAGA-WAYNE IYO MADAXWEYNAHA

MEHERKA CCASIIS CAGA WAYNE IYOCABDIRAXMAAN CIRRO

Maayer Ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Deegaanka Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Ina-Cagaweyne), ayaa maanta oo Jimce ahayd u fadhiistay Dhool Maxamed Cabdi, oo lagu siiyey, isla markaana loogu Meheriyey Munaasibaddaas oo maanta lagu qabtay Huteel Ambassador ee magaalada Hargeysa.

Waxaa Munaasibaddaas ka qaybgalay Xubno badan oo ka tirsan Golah Wasiirrada Xukuumadda Siilaanyo, Masuuliyiinta Xisbiyada Qaranka, Shir-guddoonka Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada Somaliland, Madaxda Dhaqanka Somaliland, Culimo-aw-diin, Qurbo-joogga dalka ama Caasimadda ku sugan qaarkood, Fannaaniin, Abwaaniin, Dhalinyaro, Siyaasiyiin, Aqoonyahaniin, Odayaal, Wax-garad iyo Marti-sharaf kale oo tiro badan.

Waxaanannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawirrada Munaasibaddaas la isku arkay ee Meherka Maayer Ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa ee Daawasho Habboon.

XAAJI CABDI IYO SALAADDIINWADDANI, UCID IYO XAGLO-TOOSIYEXAAJI CABDI IYO SULDAAN XIIRAYXAAJI CABDI WARAABE IYO XUBNO KALEXIRSIXAGLO-TOOSIYE IYO JAMAAL IYO CIRRO IYO FAYSALXIRSI IYO XUBNO KALEAAAAAAADADEADFASFDDFBOQOR BUUR-MADOOWBUURMADOOWBUURMADOOW IYO CULIMOCABDICASIIS CAGAWAYNECABDICASIIS CAGA-WAYNECABDILLAAHI CUKUSECABDIRAXMAAN CIRROCABDIRAXMAAN SOLTELCOCALI WARAN-CADDECIRROCUKUSE IYO QAAR KALEDFDADSDFSDFDUQA IYO KUXIGEENKA CAASIMADDAFAYSAL IYO JAMAALFAYSAL JAMAAL IYOFAYSAL, CIRRO IYO JAMAALFGDFGAFU'AAD CUMAR-YAREINA CAGAWAYNE OO NAAG LA SIIYEYMAAYER XIGEENKA IYO MARWADIISAMAAYER-KA IYO MAAYER KU-XIGEENKA HARGEYSAMAXAMED KAAHINMAXAMED KAAHIN IYO XAGLO-TOOSIYEMEEHRKA TMEHERINMEHERKA 2MEHERKA 2EMEHERKA CCASIIS CAGA WAYNE IYOMEHERKA INA CAGA-WAYNE IYO MADAXWEYNAHAMEHERKA MAAYER KU XIGEENKA HARGEYSAEMEHERKA MAAYER KU-XIGEENKA 1MEHERKA MAAYER KU-XIGEENKA HARGEYSASDMEHERKARSOLTELCO IYO INA CAGAWAYNESULDAAN MAXAMEDSULDAAN MAXAMED IYO XAAJI CABDISULDAAN MAXAMED, XAAJI CABDI IYO SULDAAN XIIRAY

Waxaannu leenahay Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax….Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Nagi Guulluhu ka yeel. Noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha, Nabad, Bash-bash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn, isku raaga ee Ubad khayr qaba kala hela. Aammiin…..Aammiin……Aammiin.