Ayaaha Eric Bailly Ee Man United Oo Mugdi Soo Galay Iyo Sababta Macquulka Ah Ee Uu Uga Maqnaa Xafladdii Sanadka Ee Kooxda Oo La Ogaaday

0
Wednesday May 02, 2018 - 17:34:17 in by salman abdi
  • Visits: 889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ayaaha Eric Bailly Ee Man United Oo Mugdi Soo Galay Iyo Sababta Macquulka Ah Ee Uu Uga Maqnaa Xafladdii Sanadka Ee Kooxda Oo La Ogaaday

    Ayaaha Eric Bailly Ee Man United Oo Mugdi Soo Galay Iyo Sababta Macquulka Ah Ee Uu Uga Maqnaa Xafladdii Sanadka Ee Kooxda Oo La Ogaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ayaaha Eric Bailly Ee Man United Oo Mugdi Soo Galay Iyo Sababta Macquulka Ah Ee Uu Uga Maqnaa Xafladdii Sanadka Ee Kooxda Oo La Ogaaday

Waxaa la fahansan yahay in Eric Bailly uusan ka soo qeybgalin xafladdii abaalmarinada sanadka ee Manchester United.

Mirror Sport waxa ay tebisay toddobaadkan in Eric Bailly mustaqbalkiisa mugdi soo galay kaddib markii uu Jose Mourinho oo dibad joog ka dhigay.


Tababaraha United ma jirin wax faahfaahin ah oo uu Bailly ka siiyey sabbatii looga reebay safkii wajahay Arsenal.

Badi safka United waxa ay aad ula yaabeen sababta Mourinho uu uga gaa gaabsaday Eric Bailly.

Manchester Evening News waxa ay warisay in Bailly ka mid ahaa laba ciyaaryahan oo aan ka soo qeybgalin xafladdii United.


23 ciyaryahan oo ka tirsan Manchester United ayaa xaadir ahaa.

Lukaku isagu waxa uu ku maqnaa dhaawac ku soo gaaray kulankii Arsenal.