Gudaha:-Dawlada Kenya Oo Ruqsadii Kala Noqotay 41 Diyaaradood Iyo Tirada Soomaaliya Ka Hawl Gala.

0
Friday June 08, 2018 - 16:42:21 in by salman abdi
  • Visits: 462
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Dawlada Kenya Oo Ruqsadii Kala Noqotay 41 Diyaaradood Iyo Tirada Soomaaliya Ka Hawl Gala.

    Gudaha:-Dawlada Kenya Oo Ruqsadii Kala Noqotay 41 Diyaaradood Iyo Tirada Soomaaliya Ka Hawl Gala.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Dawlada Kenya Oo Ruqsadii Kala Noqotay 41 Diyaaradood Iyo Tirada Soomaaliya Ka Hawl Gala.

Hay'adda duulimaadyada ee dalka Kenya ayaa shaacisay shirkado diyaarado oo ay kala noqotay ruqsadihii ay kaga shaqaynayeen dalkaasi.

war ka soo baxay hay'adda duulimaadyada dalka Kenya ayaa lagu sheegay inaanay shirkadahani ka hawl gali doonin dalka Kenya tan iyo inta amar dambe soo baxayo.

shirkada ay ruqsada kala noqotay dawlada Kenya ayaa waxa ku jira sagaal shirkadood oo ka hawl gala soomaaliya kuwaas oo kala ah.

1) Freedom Airlines Express, 2) Blue Sky Aviation, 3) Safari Express Cargo Ltd, 4) Flex Air Charters 5) Transafrican Air Limited, 6) Rudufu Limited, 7) East African Air Charters, 8) Skyward Express 9) SAC(K) Limited