War Deg Deg Ah Mudaharad Hada Ka Socoda Aqalka Madaxtooyada Somaliland Iyo Waxa Uu Daaran Yahay Mudaharadku.

Qaar Kamida Dadweynaha Kunool Magaalada Hargeisa Ayaa Mudaharaad Cabasho Ah La Hortagay Aqalka Madaxtooyada Somaliland,
Dadkan Oo Haween U Badan Ayaa Cabasho Ka Muujiyey Xadhig Loo Geystay Sheikh Weyn Oo Caan Ka Ah Somaliland,Kaas Oo Lagu MagacaaboSheekh Aadan Cabdiraxmaan Sunne Iyo Dhalinyaro Kale Oo Dhamaantood Ku Xidhan Magaalada Hargeisa
Waxaanay Dadkan Shacabka Ah Xukuumada Ugu Baaqeen In Dib Xoriyadooda Loogu Soo Celiyo Culimadan Dhanka Kale Waxay Garsoosarayaasha Ugu Baaqeen In Maxkamada La Hor Keeno Sheikh Sune Iyo Dadka La Xidhan