Gudoomiyaha Columbus Ohio Ee Xisbiga Wadani C/fatax Walaleeye Oo Hanbalyo Aroos U Diray Boqorka Maxamed Xasan Abdilaahi Iyo Boqarada Bahja Ibraahim Maxamed.

0
Monday October 15, 2018 - 09:57:01 in by salman abdi
  • Visits: 1747
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Columbus Ohio Ee Xisbiga Wadani C/fatax Walaleeye Oo Hanbalyo Aroos U Diray Boqorka Maxamed Xasan Abdilaahi Iyo Boqarada Bahja Ibraahim Maxamed.

    Gudoomiyaha Columbus Ohio Ee Xisbiga Wadani C/fatax Walaleeye Oo Hanbalyo Aroos U Diray Boqorka Maxamed Xasan Abdilaahi Iyo Boqarada Bahja Ibraahim Maxamed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Columbus Ohio Ee Xisbiga Wadani C/fatax Walaleeye Oo Hanbalyo Aroos U Diray Boqorka Maxamed Xasan Abdilaahi Iyo Boqarada Bahja Ibraahim Maxamed.

Gudoomiyaha Columbus Ohio Ee Xisbiga WadaniCabdifatax Walaleeye Oo Ku Hadlaya Afka Xisbiga Wadani Ee Dalka USA Waxa Uu Hanbalyo Iyo Bogaadin Aan Lasoo Koobi Karin Hawada U Marinayaa Boqorka Maxamed Xasan Abdilaahi Iyo Bahja Ibraahim Maxamed Oo Arooskoodu Ka Dhacay, Wadanka Maraykanka Gar ahaan Columbus Ohio Tariikhdu Markay Ahayd 13/10/018

Gudomiye Abdifatax walalaeeye Ayaa Ugu Ducayay Inuu Ilahay Ka Dhigo Qoys Isku Waara Ubad Khayr Qabana Kale Kale Hela Amiin Amiin Amiin Sidoo Kale Waxa Uu Ugu Duceeyay Ducadii Rasuulkeena(SCW) Ugu Duceeyay Qoyska Cusub Ee Umada Islaamka Ku Soo Biira Oo Ahayd "Barakalaahu Laka Waabaraka Calayka Wa Jamac Baynakuma Bil Khayd Oo Filkhayr” .