Liberia:-Madaxweynaha Liberia Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Ka Farxiyey Bahda Waxbarashada Dalkiisa

0
Friday October 26, 2018 - 07:08:30 in by salman abdi
  • Visits: 394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liberia:-Madaxweynaha Liberia Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Ka Farxiyey Bahda Waxbarashada Dalkiisa

    Madaxweynaha dalka Liberia George Weah ayaa shaaciyey go'aan uu ka qaatay lacagta laga qaado ardayda dhigata jaamacadaha dawlada ee dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Liberia George Weah ayaa shaaciyey go'aan uu ka qaatay lacagta laga qaado ardayda dhigata jaamacadaha dawlada ee dalkaasi.



Madaxweyne Weah ayaa xusay in ardayda diyaarinaysa waxbarashada heerka koowaad isla markaana dhigta jaamacadaha dawlada aan laga qaadi doonin wax lacag ah
Madaxweyne Weah oo qoraal ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa sheegay inuu go’aansaday in lacag la,aan lagu dhigto jaamacadaha dawlada iyo goobaha kale ee waxbarashada ee ay dawladu gacanta ku hayso.