Canbaarayn Maayir Ku Xigeenka Dagmada Burco Xadhiga Cadaalad Daradaa Ee Uu Kula Kacay Labada Muwaadin Ee Shanta Cisho Ku Xidhan Saldhiga Dhexe Ee Burco Qalinkii : Aqoonayahan Deeq Samadoon‏

0
Tuesday September 16, 2014 - 11:51:33 in by salman abdi
  • Visits: 1025
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Canbaarayn Maayir Ku Xigeenka Dagmada Burco Xadhiga Cadaalad Daradaa Ee Uu Kula Kacay Labada Muwaadin Ee Shanta Cisho Ku Xidhan Saldhiga Dhexe Ee Burco Qalinkii : Aqoonayahan Deeq Samadoon‏

    Anigoo ku hadlaaya afkayga iyo afka dhalin yarada jaamacadaha burco . waxaan sitoosa canbaaraynaynaa maamulka dawlada hoose ee magaalada burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo ku hadlaaya afkayga iyo afka dhalin yarada jaamacadaha burco . waxaan sitoosa canbaaraynaynaa maamulka dawlada hoose ee magaalada burco

 oo sheeko aan hore uga dhicin magaalada burco ka sameeyay . waxaana sitoosa ucanbaaraynaynaa laba mu waadin oo kamida bulshada rayidka ah ee magaalada burco oo mudo Shan  cisho ah ku xidhan xabsiga dhexee magaalada burco labadaa mu waadin ayaa sida la sheegay booob iyo xoog lagu sameeyay dhulkoodii ay xaqa u lahaayeen kadibna markii ay si yidhaahdeen dhulkoodii ay xaqa u layaaheen ka donta daawlada hoose ayaa waxaa si toosa xabsiga loogu taxaabay labadii mu waadin . waaa wax lag xumaado in golihiii deegaanka ee ay umadu dooratay ay shacabkii kula kaceen arin uguba oo ay sitoosa intaa dhulkii danyarta la iibsado kadib muwaadinkii danyarta ahaaa xadhig iyo tacadiyo loo gaysanayaa .

waxaa layaaba   in labada masuul ee ugu sareeya golaha deegaanka ina muraad iyo xoday ay isku dhaarsdeen in hantida shacabka si badheedha loo iibsado .

cidii ka hadashana xabsiga loo taxaabo waxanay noqotay sheeko ku cusub magaalada burco iyo  golihii deegaanka ee la doortay ,  waxaana arintaa labada mu waadin ee xidhan xadhigoda sicad loogu sheegayaa in uu ka danbeeyay ninka la yidhaahdo xoday waxaana si toosa u canbaaraynayaa kana soo haorjeednaa arinkaa manta ku cusub magaalada burco waxaan si gaara u canbaaraynayaaa gudoomiye ku xigeenka golaha deegaanka gdomiye xoday oo xadhig iy hanjabaad ku haya bulshada degmada mada burco .

waxana ugu baaqaynaa dhamaan shacabka gobolka todheer sitoosa looga hortago arinka uu golahii deegaanka ee ay doorteen ka wadaan magaalada burco . in uu shacabku ay dhulkooda difaacdaan oo aanay cidna uga gaban . anig ku hadlaaya afkayga iyo dhaliyarada jaamacadaha gobolka todheer aan ugu baaqaynaa dawlda sare iyo cid allaale iyo cidii ay khusayso arin kani in sitoosa loo soo fara galiyo lagana hadlo. waxaan sidoo kale fariin u dirayaa wasirka wasaarada arimaha gudaha in uu arinkan si toosa u soo fara galiyo oo uu talaabo ka qaado arinkan ay wadaan labadan masuul ee ugu sareeya golaha degaaanka burco caadada ka dhigteen in hantidii ma guuranka ahayd ay si badheedha uga qaadan shacbkii lahaa hantiidaaa. Waxaan marlabaaad iyo mar sadexaadba ugu baaqaynaa hadii aanu nahay dhalinta gobolka togdheer in si degdega kalsoonidooda loogu soo celiyo mu waadiniintaa xaqdaraa ku xidhan .

Waxaana ugu baaqaynaa shacabka gobolka in ay sitoosaa kalsoonida ugala laabtaan labadan masuul ee ugu sareeya galaha waa ( ina mu raad iyo xodayee ) Waxaana ay soo saareen sharci cusub o dhigaaya in Shaadhka Dawlada Ee Ay Xidhanyihiin  noqday awood loo adeegsado shacabka rayidka ah . Hadii aanu nahay dhalintaa degmada burco waxaan sitoosa ayaamahan ingu soo foodleh kalsoonida kala laaban doonaa golaha deegaanka ee musuq maasuqa baahsan ku haya shacabkii kalsoonida siiyay .


Wa bilaahi tawfiiq

Aqoonyahan  Deeq samadoon


***************************************************************************************************************

Shebekedda Afkashacabka.com Masuul kama aha wixii dhaliil iyo toosin ah ee uu maqaalkani xambaarsanyahay keliya waxay dhiirigelinaysa is dhaafsiga fikirka , talo wadaaga iyo wax isu sheega, balse qoraaga ku qoran qormadan aya xumaanteeda iyo xilkeedaba iska leh