Muqdisho:-Farmaajo Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Soomaaliya Ee Laga Soo Caydhiyay Kenya

0
Monday February 18, 2019 - 11:11:20 in by salman abdi
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:-Farmaajo Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Soomaaliya Ee Laga Soo Caydhiyay Kenya

    Farmaajo Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Soomaaliya Ee Laga Soo Caydhiyay Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sorry: It seems that you don't have flash PlayerGet the Flash Player hereWith out flash Player you cannot watch our videos.

Farmaajo Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Soomaaliya Ee Laga Soo Caydhiyay Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamed Axmed Nuur (Tarzan) kaas oo dhowaan dowladda Kenya ku wargalisay in uu dalkiisa ku laabto.

Waxaa la fahamsanyahay in safiirka uu madaxweynaha warbixin ka siiyay xidhiidhka dublamaasiyadeed ee labada dal.

Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay cabashadii Kenya ee ahayd in dhul badeed lagu muransanyahay ay xaraashtay, waxayna sheegtay in aysan arrinkaas waxbo ka jirin.

Dowladda waxa ay nasiib daro ku tilmaamtay in ay Danjire Tarzan ku wargaliso in uu Kenya ka boxo iyada oo aysan jirin wadatashi ka horeeyay.