Maraykan:-Madaxweyne Trump Oo Israa'iil U Saxeexay Lahaanshiyaha Buuraleyda Golan

0
Tuesday March 26, 2019 - 09:47:49 in by salman abdi
  • Visits: 556
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykan:-Madaxweyne Trump Oo Israa'iil U Saxeexay Lahaanshiyaha Buuraleyda Golan

    Maraykan:-Madaxweyne Trump Oo Israa'iil U Saxeexay Lahaanshiyaha Buuraleyda Golan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maraykan:-Madaxweyne Trump Oo Israa'iil U Saxeexay Lahaanshiyaha Buuraleyda Golan

-Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa shalay oo isniin aheyd waxaa uu saxeexay lahaanshiyaha cadawga Israa’iil ee buuraleyda Golan. Waxaa agtiisa taagnaa ra’iusl wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu.

Trump oo hadlay saxeexa kadib ayaa sheegay in arrintan la qorsheynayey in muddo ah, dhankiisa waxaa uu Netanyahu u tilmaamay mid taariikhi ah.

Golan waa dhul ay leedahay Suuriya, waxaa ay cadawga qabsadeen dagaalkii June 5, 1967, waxaana lagu qiyaasay 1,800 km².

Todobaadkan, Soomaaliya ayaa ka mid noqotay dalal ka aamusay masiirka Golan, iyada oo ka hortimid go’aanka Carabta iyo dalalka Islaamka.

Dad badan oo falanqeeya arrimaha bariga dhexe waxaa ay qabaan in Trump uu sidan u sameynayo doorashada 2020-ka iyo doorashada Benjamin Netanyahu ee bisha soo socota.