Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhaxeeya Isaga iyo Madaxwaynaha Galmudug.

0
Thursday May 16, 2019 - 13:17:52 in by salman abdi
  • Visits: 375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhaxeeya Isaga iyo Madaxwaynaha Galmudug.

    Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhaxeeya Isaga iyo Madaxwaynaha Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhaxeeya Isaga iyo Madaxwaynaha Galmudug. adaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu

horeysay ka hadlay kulamadii uu Garoowe kula qaatay Madaxweynaha Galmudug iyo ismarinwaagii dhexmaray, isaga iyo Madaxweynaha Galmudug.

 


 

 

Waxa uu sheegay Madaxweynaha in Madaxweyne Xaaf uu dalbaday waqti kororsi balse ay u soo jeediyeen in dib u heshiisiin laga sameeyo, hayeeshee taasi uu ka hor yimid Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

 


Madaxweyne Farmaajo ayaa si kaftan ah u soo qaatay in qofkii xanuunsan loo baahan yahay in uu maro saddex marxaladood oo kala ah in marka hore uu aqbalo in uu xanuun sanyahay iyo in la baaro xaaladiisa iyo cudurka uu qabo iyo qeybta Saddexaad oo ah in daawo loo qaro balse Madaxweyne Xaaf uu diiday daawadii la siiyey.

 


Khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug ayaa weli taagan kaas oo saameyn ku yeeshay Shaqooyinkii Maamulkaas,waxaana xusid mudan in dhankooda Madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug uu khilaaf ka dhaxeeyo.