Wararkii ugu danbeeyay qaban-qaabada munaasabadda caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland

0
Saturday October 12, 2019 - 11:15:56 in by salman abdi
  • Visits: 314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu danbeeyay qaban-qaabada munaasabadda caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland

    Wararkii ugu danbeeyay qaban-qaabada munaasabadda caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararkii ugu danbeeyay qaban-qaabada munaasabadda caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah Jubbaland ayaa sheegaya in halkaa ay ka soconeyso qabanqaabadii ugu danbeysay munaasabada caleemo saarka a Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)

 

 

Munaasabadda caleema saarka ayaa ah mid si aad ah isha loogu haayo, gaar ahaan khudbadaha ay ka jeedin doonaan Madaxdii hore ee Soomaaliya, Madaxweynaha Puntland iyo siyaasiyiin.

 

Horay ayaa labo jeer oo hore dib loo dhiggay caleema saarka sababo ku aadan cadaadis ka yimid dowladda Federaalka, kaddib markii ay xayiraad saartay diyaaradaha Kismaayo.

Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo wafdigii ugu badnaa ay ku sugan yihiin magaalada, waxaana waddooyinka lagu arkayay ciidamo kala duwan oo amniga sugaya, sidoo kalena baaritaan ku sameynaya gaadiidka kala duwan.