Dal iyoDad–Diin ay Dhalinyaraddiisii'Hoganayaan,Hadhninkale Dhistay Miyuu Dhismaa?-Miyuuse Dheeradaa?,Mise Wuu Dheeliyaa?.

0
Sunday October 19, 2014 - 12:01:40 in by salman abdi
  • Visits: 985
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dal iyoDad–Diin ay Dhalinyaraddiisii'Hoganayaan,Hadhninkale Dhistay Miyuu Dhismaa?-Miyuuse Dheeradaa?,Mise Wuu Dheeliyaa?.

    Garasho,la,aanta dhalinyaradda,Hiilkii Mujaahidiintii Hore ,Iyo Baraarujintii Mukhtaar ,iyo soo bidhaanka jiilka cusub,iyo waxa laga odhandoono.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garasho,la,aanta dhalinyaradda,Hiilkii Mujaahidiintii Hore ,Iyo Baraarujintii Mukhtaar ,iyo soo bidhaanka jiilka cusub,iyo waxa laga odhandoono.

Dal iyoDad–Diin ay Dhalinyaraddiisii’Hoganayaan,Hadhninkale Dhistay Miyuu Dhismaa?-Miyuuse Dheeradaa?,Mise Wuu Dheeliyaa?.

Garasho,la,aanta dhalinyaradda,Hiilkii Mujaahidiintii Hore ,Iyo Baraarujintii Mukhtaar ,iyo soo bidhaanka jiilka cusub,iyo waxa laga odhandoono.

Waxaa Mahadnaq-Iyo ugaaryeelid mudan Eebeheen ,sareeye,ee inoo suurta geliyaay inaan Awood ,Karti,Wakhti u helno Qoraalkan ,oo hadaan alle saamixin,Inana siin Caqli,garsheed aynaan waxba Qori karneen,waxa Akhriyikarneen,Marlabaadkana waxaa ,Aaman ,Mudan-Warbaahinta , Akhristayaasha ,Gaar ahaan Kuwa Qaderiya ,Maamusa,Ildheer ule Qaraaladaydan Taxanahaa.

Intaa kadib waxaan Walaalyaal ,Hore uga soo hadalnay Qaybobadan oo waxa yaalaha dhalinta dib u dhigaya maanta waxaynu ka hadlidoonoo waxyaalo muhiima: laakiin Qaab Qoraalada ,kale ka yar duwan ayaan ,u soo bandhigaynaa,waxaan samaynaynaa Qaybta marka aynu Qodobada sheegno Ayaaynu hadana sharaxaynaa,si ay dadku u fahmaan ,waayo ,Dadku isku fahan ,iyo isku waxa Garasho ,midna ,maaha ,markaa inaguna ,dadka ayaaynu ,la jaanqaadaynaa ,Jiil-walba,Da’kasta ,iyo ,Garaadkastaba ,Yaanaan ku dheeraan Ee manta Qodobadan ,Sharaxayaa,Berina ,iinsha aallah ,Qaybtii Labaad oo xiiso badan Aayaan idin soo Gudbinayaa ,Ee Fadlan Idinkuna ,wixii Qalaldaada ,Wixii ,Talaa ,Wixii Turxaana ,waan idinka sugaaya .

Ogaysiis:Waxaa Jira Buug gaara oo aan ku kala qiimeeyo ,dhaawaana ,aan soo bandhigidoona ,Dadka Maqaalayada ka soo hadla,xataa Ka Caanaan ,Tusha ,iga saara ? waayo? Ilaahay Khayr ha siiyo Qof waxaan ku Qaldamay iisheega ,Qofka Tala isiiyana ,waabuu sii laba laabanyahay waxaanad IIgu soo sheegi ,kartaa Mobilka ,Gacanta 0634431347 ama Email:Mukhtaar_1991@hotmail.com.... waxaanad iga helidoontaa maqaalkasta ,jwb munaasiba ,oo Waa Faqsan ,Diinteena ,Dhaqankeena ,INSHA AALAH.

Bulshayahay ,waxaad ogaanaysaa markasta oo aad waxa baadho,waxyaalo badan ,oo aad is leedahay ,waxay ku haboonyihiin ,in laga hadlo ,oo laga baraarujiyo,bulshada si ay uga Digtoonadaan ,walalyaal ,ummada afka soomliga ku hadashay,waxaa awal hore laynoogu,canaanjiray ,umada aan Mustaqbal,iyo horumar samayn ,ama BEEN ,Ha ahaato,ama dhabe ,laakiin ,maanta waxaa iyana jira qodobo,Aafeeyaay Dhalinteenii,oo aha halka Qaran ,walba,Quruun,walba ,ay ka dhaqaaqdo,waayo ,sidaad wada ogtihiin ,Dhalintu,Waa Horumarka,bulshada,Waa Hanaqaadka,bulshada,Waa Calanka ,Bulshada,Waa Quruxada bulshada ,Waa Qiimaha ,bulshada ,waa Qaayaha ,bulshada ,Waana muraayada bulshada,xalka oo halkaa maraya ,iyo Marxalada oo halkaa ,Ceegaagaysa ,waxaan mudo badan baadhaayay waxaayaalo fara badan oo dhalinyaradii ku jeedo waxaan kaalinta Shanaad galay  mawduucaan oo aan horana isga oo sarbeeba aan uga soo hadlay waayo? Waxaan sarbeebta uga dhigay Beri Beryaha ka mida ayaa lays waydiiyaay Horta waayeel wa ayo? Waxaanay jawaabtii isugu soo ururtay waayeel waxa weeye inagoo aan isyeel yeelayn.

Markaa waxaaan uga jeedaa Dulacda ujeedadayda waxaa munaasiba inla fahmo waxaynu dhalinayaradda ku baraarujinayno,waxaynu u socono waxaynu wakhtigeena u luminayno waayo Qoraalkastaan Qoro waxaan kaga  hadlaa ama aan ku soo daraa Muwaadinnimadda? Waxanaan ugu soo cel celiyaa bal in mar uun dhalintu fahanto waxay Dalkooda iyo Dadkoodu Diintoodu uga baahantahay markaas aan dib inoo yar celiyee waxaan maduucan u qoray Ciwaankiisu yahay:- Dal iyoDad–Diin ay Dhalinyaraddiisii’Hoganayaan,Hadhninkale Dhistay Miyuu Dhismaa?-Miyuuse Dheeradaa?,Mise Wuu Dheeliyaa?.

Markaas dhalinyarooy weliba dhalinyarrada reer soomalilaneeey Waxaa inaga maqan oo  aynaan Buuxin Jaanisyo badan ,Waxynaan Gudan Hawlo badan ,Waxaynaan U fiirsan Fursaddo badan ,Waxynaan malaha akhriskeenu u badnayn Qoraaalo ka hadlaaya Dhibtii loo soo maray Dalka Dadka Diintadda ,iyo Danaheena ,markaas isdaa uma arko in Guul lagu gaadhayo,In Horumar lagu samaynaanyo,in Cadaaladdi ku imanayso,in Ictiraaf ku imanayo,Hadaynaan is garab Taagin Dawlladda ,Hadaynaan iska dayn Danaysiga ,Hadaynaan Fahmin Macnaha Muwaadin Nimadda? Iyo U Tegista Dalshisheeye iyo Hanqaltaaga Aaan Suurta Galka ahayn ,markaas waxaan si waafiya u sharaxanaynaa Qodobadii iinsha Allah Waxaana Runtii ku dheehan macno aad u miisaan weyn markaa Dadaal Juhdi ,Karti Hami iyo Habsami usocod ayaa laynooga baahanyahay ee aynu dib isugu noqono iinsha allah .




Waxaaan aad u faah faahindoonaa Qaybta labaad ee la soco iinsha allah.




Prepared:Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)

Burao/Somaliland  Mobil:0634431347

Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com