Dowladda oo ka digtay fatahaaddo iyo daadad hor leh oo ku dhufta mar kale qeybo ka mid ah Soomaaliya

0
Wednesday November 06, 2019 - 14:49:02 in by salman abdi
  • Visits: 447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo ka digtay fatahaaddo iyo daadad hor leh oo ku dhufta mar kale qeybo ka mid ah Soomaaliya

    Dowladda oo ka digtay fatahaaddo iyo daadad hor leh oo ku dhufta mar kale qeybo ka mid ah Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda oo ka digtay fatahaaddo iyo daadad hor leh oo ku dhufta mar kale qeybo ka mid ah Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay fatahaaddo iyo daadad hor leh oo mar kale ku dhufta qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.

 

 

Warkan oo ka soo baxay Wasaaradda Maareynta Masiibooyinka dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in roobab lixaad lehkana sarreeya 40mm la filayo in maanta iyo maalmaha xiga ay ka da’aan meelo ka mid ah dalka.

 

Qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan saacadihii ugu danbeeyay waxaa ka da'ayay roobab xoog leh oo saameyn ku yeeshay howlihii Garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne, inkastoo dhinaca kale marka la eego magaalada inta badan ay ka baxeen daadadkii ka soo rogmaday Wabiga Shabeelle.

Hoos ka akhriso digniinta ka soo baxday dowladda Soomaaliya :-