War Deg deg Ah:-Xukuumadda Somaliland Oo Albaabada Iskugu Dhufatay Telefishanka HCTV Iyo Ciidan La Wareegay

0
Monday November 18, 2019 - 13:29:15 in by salman abdi
  • Visits: 414
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg deg Ah:-Xukuumadda Somaliland Oo Albaabada Iskugu Dhufatay Telefishanka HCTV Iyo Ciidan La Wareegay

    War Deg deg Ah:-Xukuumadda Somaliland Oo Albaabada Iskugu Dhufatay Telefishanka HCTV Iyo Ciidan La Wareegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg deg Ah:-Xukuumadda Somaliland Oo Albaabada Iskugu Dhufatay Telefishanka HCTV Iyo Ciidan La Wareegay Wararka kala duwan oo aan ka helayno xarunta telefishanka Horn Cable Tv ayaa sheegaya in ciidan la wareegeen guud ahaan xaruntii waynayd ee telefishankaasi ku lahaa bariga magaalada Hargeysa. Xukuumadda Somaliland ayaa sidoo kale xayiraad ku soo rogtay telefishankaasi iyadoo kala noqotay guud ahaanba ruqsadii uu ku shaqaynayay

Ilaa hadda ma cadda sababtu laakiin waxa loo badinayaa war uu dhawaan baahiyey telefishankaasi, kaasi oo ku saabsanaa in diyaaradda caalamiga ah ee Fly Dubai ay ka cabatay shaqada garoonka. 


La soco wixii war ah ee ka soo kordha xaaladaasi