Wasiir Sabriye'' Odayaasha saxiixayaasha ah waa in ay maanka ku hayaan 20ka xildhibaan ee Ahlu Sunna

0
Friday December 20, 2019 - 10:28:32 in by salman abdi
  • Visits: 504
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Sabriye'' Odayaasha saxiixayaasha ah waa in ay maanka ku hayaan 20ka xildhibaan ee Ahlu Sunna

    Wasiir Sabriye'' Odayaasha saxiixayaasha ah waa in ay maanka ku hayaan 20ka xildhibaan ee Ahlu Sunna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Sabriye'' Odayaasha saxiixayaasha ah waa in ay maanka ku hayaan 20ka xildhibaan ee Ahlu Sunna

Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in aan muran la galinkarin sida uu hadalka ku dhigay dalabka Ahlu Sunna ee ah in 20 Xildhibaan ay ku yeeshaan Baarlamaanka cusub ee Galmudug,

Wasiirka ayaa la dalbaday Odayaasha saxiixayaasha ee Baarlamaanka Galmudug in ay mar walba maanka ku hayaan 20ka xildhibaan ee Ahlu Sunna ku yeelanayaan Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo qeyb ka ahaa heshiiskii lagu soo afjaray khilaafkii ka taagnaa dhismaha maamulka.

 

"Odayaasha saxiixayaasha Galmudug waa in ay iska fiiriyaan, islamarkaana saxiixaan 20ka Xildhibaan ee Ahlu Sunna, yuusan heshiisku idin eersanin ka hor wareega dalabkaas waa idinka codsaneynaaye ayuu yiriā€¯Wasiir Sabriye.

Hadalka Wasiirka ayaa imanaya xilli Guddiga farsamada iyo dhismaha Galmudug ay soo saareen Jadwalka cusub ee doorashada Galmudug.

Ahlu Sunna iyo dowladda Federaalka ayaa marar badan oo hore isku khilaafka habka soo xulista Baarlamaanka cusub iyo tirada ay Ahlu Sunna ku yeelanayaan, inkastoo markii danbe labada dhinac ku heshiiyeen in Ahlu Sunna la siiyo 20 xildhibaab.