Qarax lala eegtay mas'uul ka tirsan maamulka gobolka Banaadir

0
Saturday February 01, 2020 - 14:20:20 in by salman abdi
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax lala eegtay mas'uul ka tirsan maamulka gobolka Banaadir

    Qarax lala eegtay mas'uul ka tirsan maamulka gobolka Banaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax lala eegtay mas'uul ka tirsan maamulka gobolka Banaadir

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax degmada Dherkeenley lagula eegtay mas'uul ka tirsanaa maamulka degmada Kaxda.

 

 

Qaraxa oo ka dhashay miino dhulka lagu aasay ayaa lala eegtayguddoomiye Ku-xigeenka degmada Kaxda Cabdinaasir Xasan Cali oo la sheegay in uu dhaawac culus soo gaaray halka qaar ka mid ah ilaaladiisa ay ku dhinteen.

 

 

Gaariga uu la socday guddoomiye ku-xigeenka Kaxda oo ahaa nooca Soomaalida u taqaan Qooqan ayaa wax-yeelo soo gaartay.

 

Dhinaca kale Qarax ka dhashay miino dhulka lagu aasay ayaa lala eegtay kolonyo ay la socdeen cidamada AMISOM oo maraayay Isgoyska Ex Kontarool Balcad ee degmada Huriwaa.

Qaraxa ayaa qabsaday mid ka mid ah gawaarida ciidamada AMISOM, waxaana jira khasaare ka dhashay inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.