War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Biixi Iyo Waftigiisi Oo Ka Dhoofay Madaarka Hargeysa Wararkii Ugu Dambeeyay

0
Sunday June 14, 2020 - 09:13:26 in by salman abdi
  • Visits: 331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Biixi Iyo Waftigiisi Oo Ka Dhoofay Madaarka Hargeysa Wararkii Ugu Dambeeyay

    War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Biixi Iyo Waftigiisi Oo Ka Dhoofay Madaarka Hargeysa Wararkii Ugu Dambeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Biixi Iyo Waftigiisi Oo Ka Dhoofay Madaarka Hargeysa Wararkii Ugu Dambeeyay Waftigii Somaliland ka socday ee ka qayb galaayay wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa ka dhoofay madaarka Hargeysa.


Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Faratoon oo hadda saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay in waftigii Somaliland ku matalaayay shirka Jabuuti ay hadda amba-baxayaan.

Wasiirku waxaa uu intaas ku daray in xubnaha shirka ku matali doona Somaliland ay ka kooban yihiin: Madaxweyne Biixi, Guddoomiyaha Guurtida, Afar wasiir iyo Dr. Edna Adan Ismaaciil.

Shirka ayuu sheegay in ay agaasimeen dawladdaha Mareykanka iyo Jabuuti.