Kulankii Labaad Oo Ay Fooda Isku Dareen Maadaxweyne Biixi Iyo Cabdiraxmaan Saylici

0
Sunday September 13, 2020 - 09:34:47 in by salman abdi
  • Visits: 495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulankii Labaad Oo Ay Fooda Isku Dareen Maadaxweyne Biixi Iyo Cabdiraxmaan Saylici

    Kulankii Labaad Oo Ay Fooda Isku Dareen Maadaxweyne Biixi Iyo Cabdiraxmaan Saylici

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankii Labaad Oo Ay Fooda Isku Dareen Maadaxweyne Biixi Iyo Cabdiraxmaan Saylici

Kulankii labaad ayaa xalay qasrigga Madaxtooyadda Somaliland ku dhex-maray Madaxwayne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan saylici iyo Wasiir Ganacsigga saajin kuwaasi oo ku hirdamaya kursigga Gudoomiye ku-xigeenka 4aad Ee Xisbigga kulmiye,





Madaxwayne ku-xigeenka waxaa wehelinayay oo la safnaa, Gudoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Wakiiladda , Wasiirka Caafimadka , siyaasigga qun-yar socdka ah Ee Abiibakar Xaamud Jibriil.



SAYLICI IYO MUUSE BIIXI | Aftahan News


Wasiirka Ganacsigga waxaa taabacsanaa Guddoomiyaha Jaamacadda Camuud Saleebaan Axmed Guuleed, Kulanka oo Madaxwaynuhu aanu ku sugnayn sida la ii sheegay , waxaa kulankaa gartiisa qaadayay Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed , lkn muu-noqon mid midho dhala kadib markii dhinac kastaa gartiisa ku adkaystay.


Image may contain: 1 person, sitting

Car iyo wirtan u dhaxaysa Madaxwayne ku xigeenka dalka iyo Wasiir Saajin ayaan la garanayn halkay sal dhigan doonto xili Shirwaynihii Xisbigga kulmiye la kulaalayo .