Dowladda Ghana oo 147 sarkaal oo booliis u soo dirtay Soomaaliya

0
Wednesday November 04, 2020 - 11:24:52 in by salman abdi
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Ghana oo 147 sarkaal oo booliis u soo dirtay Soomaaliya

    Dowladda Ghana oo 147 sarkaal oo booliis u soo dirtay Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Ghana oo 147 sarkaal oo booliis u soo dirtay Soomaaliya Dowladda Ghana ayaa Boqol iyo afartan iyo todobo sarkaal oo Boolis ah oo laga soo xulay booliiska gaarka ah ee dalkaas u soo dirtay Soomaaliya, si ay uga mid noqdaan howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM) ee Soomaaliya.

 

Ciidamadan ayaa lagu sheegay inay ka caawinayaan booliska Soomaaliya ilaalinta nabadda iyo kala dambeynta.

Agaasimaha, Waaxda Xiriirka Caalamiga ah, ahna Kaaliyaha Taliyaha Booliska, Mr. Baba Saanid Adamu ayaa saraakiisha ka hor intaysan dhoofin, wuxuu kula taliyay inay ahaadaan kuwa xirfad ku leh waajibaadkooda nabad ilaalinta.

Saaraakiishan oo Muqdisho ka dagay ayaa ka howlgalidoona magaalada Baydhabo.