Qarax Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM

0
Monday December 14, 2020 - 09:20:15 in by salman abdi
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM

    Qarax Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM

Qaraxan oo jugtiisa siweyn looga maqalay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay isgoyska Fagax iyo wadada aada dhinaca xaafadda Jamhuuriya oo ka tirsan dgmada Kaaraan.

Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxa oo ahaa Miino dhulka lagu aasay lala eegto ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo Waddada marayay sida ay warbaahinta u sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Kaddib Qarax ayaa la maqlayay rasaas xooggan oo ay fureen ciidamada AMISOM ee qaraxa lagu weerarray, Lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxan iyo rasaasta ay fureen ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.