Deg Deg Ah:-Dagaal Ka Dhexqarxay Ciidamada Deegaanka Soomaalida Iyo Kuwa Canfarta+Khasaraha Ka Dhashay.

0
Tuesday April 06, 2021 - 13:42:15 in by salman abdi
  • Visits: 461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Ah:-Dagaal Ka Dhexqarxay Ciidamada Deegaanka Soomaalida Iyo Kuwa Canfarta+Khasaraha Ka Dhashay.

    Deg Deg Ah:-Dagaal Ka Dhexqarxay Ciidamada Deegaanka Soomaalida Iyo Kuwa Canfarta+Khasaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Ah:-Dagaal Ka Dhexqarxay Ciidamada Deegaanka Soomaalida Iyo Kuwa Canfarta+Khasaraha Ka Dhashay. Dagaal ayaa lagu soo warramayaa in uu ku dhexmaray galbeedka fog ee gobolka Siti ciidamada Deegaanka Soomaalida iyo Deegaanka Canfarta dalka Itoobiya. Wararka ayaa sheegaya in dagaalku sababay dhimasho iyo dhawaac labada dhinac ah, iyadoo dagaalka xooggiisu uu ka dhacay magaalooyinka xuduudka teedsan ee gobolka Siti, Ma jiro war rasmi ah oo kasoo kala baxay labada dhinac ee dagaallamay. Dagaalkan ayaa sababay muran dhinaca dhulka ah oo u dhaxeeya labada deegaan ee Soomaalida iyo Canfarta, iyadoo goobaha ay Canfartu sheeganayso ay degan yihiin shacab Soomaaliyeed.