CAYNTE: MAANSO AY CURISAY ABWAN LAYLA MAXMED SICID

0
Saturday November 22, 2014 - 08:53:58 in by salman abdi
  • Visits: 2608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CAYNTE: MAANSO AY CURISAY ABWAN LAYLA MAXMED SICID

    Maansadan Hoos ku qoran waxa curisay Abwaan Layla Maxmed Siciid oo ah Hal abuurad Da'yar oo Reer Burco ah balse hadda ku sugan Waddanka Sucuudiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maansadan Hoos ku qoran waxa curisay Abwaan Layla Maxmed Siciid oo ah Hal abuurad Da'yar oo Reer Burco ah balse hadda ku sugan Waddanka Sucuudiga
CAYNTE:

DADKU KALA HILAAD FOGE
Kala hadal yaqaansanee
Haybada iyogarashasa
Ixtiraamka hodanka ah
Halyeygaan kudoortow
Alaylehe hubaashii
Mahirgalay jacaylkii
Hareeraha kajoognee
Hoygii qalbigadegay
Waxaad tahay qofhirashada
Nolol laguhaleeyoo
Kubanaan haldoornimo
Sharaftiyo horjoogsiga
Heemaalka eegmada
Sida hogosha roobkoo
Hogo hogo kaliileed
Hoor hoortay galabtii
Hagardaamo wadanoo
Horwayntiyo lodoo dhalay
Nimco hawrtay caanuhu
Hadhuubada kabuuxaan
Sida looga helo taa
Naffa ugu hilaacdaad
Ana kuuhiloobaaaaaa
Allaah yacisaak guulayso


By: Layla Mohamed Sicid
Saudi Arabia/ Jeddah