Fadlan Ilahay Dartii Usoo Caawiya Hooyo Ku Xanunsanaysa Magalada Burco Oo Aan Cid Kulahayn Magalada -
Hooyo Aamina waa Hooyo Somaliyeed Oo Ku dhibataysan Magalada Burco Oo isku Darsameen Xanunka Loo Yaqaan Cansalka , Qaraabo la,aan iyo wax la,aan Hoyadani ayaa waxa uu xanunkani ka asiibay Qaar kamida Halbawlayasha jidhka unaa Bahan Kaalmo Dagdag ah Lasoo Taro Amaa Kafaalo Qaadasho
Sahra cayraf iyo Nasra qalyax waa Hablo Kamida Dadka Maxsinanta ah ee Ku Dhaqan Magalada Burco Waxana Sharaxayaan Hoyadani Somaliyeed ee Xanunsan iyo Sidoo Lasoo Cawiyay Uguna Baqay Bulshada In La Kalmeeyo Hayadani aan Haysan Ehel iyo Qarababa
Fadlan Ilahay Dartii UsoWaxana Billo Ko Hor Laga Bahiyay Shabakada Hadhwanaagnes iyo Warbaahin Kale Waxa Na Lasoo Diray Lacag Lagu Geeya Dhakhtar ku Yala Casimada Ethopia
Halkan Soo XIdhiidhaan
Faadumo Mukhtaar Cumar
Tell:4368806
Ama Muxsinad Hoodo Maxmed Warsame
Tell:4323312
C/risaaq Koronto
Afkashacabka.com
Burco
Fadlan Ilahay Dartii Usoo Caawiya Hooyo Ku Xanunsanaysa Magalada Burco Oo Aan Cid Kulahayn Magalada -
Hooyo Aamina waa Hooyo Somaliyeed Oo Ku dhibataysan Magalada Burco Oo isku Darsameen Xanunka Loo Yaqaan Cansalka , Qaraabo la,aan iyo wax la,aan Hoyadani ayaa waxa uu xanunkani ka asiibay Qaar kamida Halbawlayasha jidhka unaa Bahan Kaalmo Dagdag ah L