Kooxda Daacish Oo Soo Bandhigtay Muqaalo Ay Dhalinyaro Tababarayso Markii Labaad (Daawo Sawirada )

0
Tuesday November 25, 2014 - 11:53:14 in by Burco Office
  • Visits: 826
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Daacish Oo Soo Bandhigtay Muqaalo Ay Dhalinyaro Tababarayso Markii Labaad (Daawo Sawirada )

    Kooxda ISIS ayaa soo bandhigtay muqaalkii labaad ee ay ku tobabarayeen shaqaaleyn ay ku sameyeen caruur yaryar kuwasoo lagu tobabarayo hubabka noocyadiisa kala duwaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda ISIS ayaa soo bandhigtay muqaalkii labaad ee ay ku tobabarayeen shaqaaleyn ay ku sameyeen caruur yaryar kuwasoo lagu tobabarayo hubabka noocyadiisa kala duwaan

A bearded adult fighter is shown striking a wooden cane over one of the child soldier's head - but the boy barely flinches, casting doubts over how solid the 'cane' is

Caruurtan yaryar ayaa muqaalkan ka muuqday iyagoo ridaya qoryaha daran dooriga u dhaca gaar ahaan AK47 qoriga loo yaqaan xero ku tala magalada kutala gobolkaNineveh, ee dhul waynaha wadanka Iraq iyadoo sidoo kale loo tobabarayay dagaalka Ninjaha loo yaqaan.

The propaganda video shows the group of boys complete a set of press ups and squats


Contact@afkashacabka.com