Madaxwayne Siilaanyo Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Maanta Safar Ugu Baxay Gobolka Saaxil.

0
Wednesday November 26, 2014 - 13:40:07 in by salman abdi
  • Visits: 606
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Siilaanyo Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Maanta Safar Ugu Baxay Gobolka Saaxil.

    Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka safar ugu baxay gobolka Saaxil, safarkaasi oo ujeedadiisa lagu sheegay inuu iskugu jiro soo indho indhayn deegaanada Gobolka Saaxil iyo dhagax dhig uu soo dhagaxdhigay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka safar ugu baxay gobolka Saaxil, safarkaasi oo ujeedadiisa lagu sheegay inuu iskugu jiro soo indho indhayn deegaanada Gobolka Saaxil iyo dhagax dhig uu soo dhagaxdhigayo wadada isku xidhaysa Xamaas iyo Berbera.


Sarfarkan ayay madaxwaynaha ku wehelinayaan qaar kamida golihiisa wasiirada sida wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali X. Xasan iyo wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade.

Sida oo kale waxa madaxwaynaha qado sharaf loogu samayn doonaa magaalada Abdaal halkaas oo uu ku sii Nasan  doono.

 



Contact@afkashacabka.com