UEFA oo soo saartay liiska ciyaartooyda u sharaxan kooxda sanadka 2014

0
Thursday November 27, 2014 - 11:06:33 in by Burco Office
  • Visits: 978
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UEFA oo soo saartay liiska ciyaartooyda u sharaxan kooxda sanadka 2014

    Xiriirka Kubad cagta qaarada Yurub ee Uefa ayaa waxa ay soo saareen liiska ciyaartooyda u sharaxan abaal marinta kooxda ugu wanaagsan qaarada Yurub iyada oo laga soo kala xulaayo dhammaan kooxaha ka dibna hal koox laga dhigaayo. Kooxda Manchester C

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka Kubad cagta qaarada Yurub ee Uefa ayaa waxa ay soo saareen liiska ciyaartooyda u sharaxan abaal marinta kooxda ugu wanaagsan qaarada Yurub iyada oo laga soo kala xulaayo dhammaan kooxaha ka dibna hal koox laga dhigaayo. Kooxda Manchester City ayaa sedex ciyaaryahan ku leh liiskaan halka kooxda Chelsea ay ugu jiraan laba ciyaaryahan ,tirade ciyaartooyda lasoo xulay ayaa waxa ay gaarayaan 40 ciyaaryahan


Liiska ciyaartooyda u sharaxan abaal marinta kooxda ugu wanaagsan qaarada yurub (Uefa Team of the Year ) sidaan ayaa loo soo xulay.

Goolhayayaasha

Beto (Sevilla), Gianluigi Buffon (Juventus), Thibaut Courtois (Chelsea), Manuel Neuer (Bayern Munich).

Daafacyada

David Alaba, Medhi Benatia, Jerome Boateng and Philipp Lahm (all Bayern Munich), Daniel Carvajal and Sergio Ramos (both Real Madrid), Ezequiel Garay (Zenit St Petersburg), Diego Godin and Miranda (both Atletico Madrid), Mats Hummels (Borussia Dortmund), Vincent Kompany and Pablo Zabaleta (both Manchester City).

Qadka dhexe

Xabi Alonso and Arjen Robben (both Bayern Munich), Arda Turan and Koke (both Atletico Madrid), Angel Di Maria (Manchester United), James Rodriguez, Toni Kroos and Luka Modric (all Real Madrid), Paul Pogba (Juventus), Ivan Rakitic (Barcelona), Marco Reus (Borussia Dortmund), Yaya Toure (Manchester City).

Weeraryahanada

Alexis Sanchez (Arsenal), Gareth Bale, Karim Benzema and Cristiano Ronaldo (all Real Madrid), Diego Costa (Chelsea), Zlatan Ibrahimovic (Paris St-Germain), Robert Lewandowski and Thomas Muller (both Bayern Munich), Lionel Messi and Neymar (both Barcelona), Jonatan Soriano (FC Salzburg), Carlos Tevez (Juventus).

cabdirisaq koronto

Burco/Office

contact@afkashacabka.com