FIFA Oo Soo Bandhigtay 15-ka Xidig Ee Khadka Dhexe Kuwaas Oo U Sharaxan Abaalmarinta FIFPro World XI

0
Saturday November 29, 2014 - 08:36:32 in by Burco Office
  • Visits: 1057
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FIFA Oo Soo Bandhigtay 15-ka Xidig Ee Khadka Dhexe Kuwaas Oo U Sharaxan Abaalmarinta FIFPro World XI

    Fifa ayaa ku dhawaaqday 15-ka xidig ee Khadka dhexe kuwaas oo u sharaxan abaalmarintaFIFPro World XI 2014 kuwaas oo qeyb ka ah 55-ciyaariyahan oo guud ahaan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono isniinta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1-da December

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fifa ayaa ku dhawaaqday 15-ka xidig ee Khadka dhexe kuwaas oo u sharaxan abaalmarintaFIFPro World XI 2014 kuwaas oo qeyb ka ah 55-ciyaariyahan oo guud ahaan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono isniinta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1-da December

.

Kadib markii ay FIFA ku dhawaaqday Shan Goolhaye&20-Daafac kuwaas oo ka mid ah 55-ta ciyaariyahan, maanta waxey ku dhawaaqday 15-ka daafac ee abaalmarintaan khadka dhexe u tartami doona, sida sharciga ah waxaa dhiman kaliya 15-weeraryahan oo ayagana lagu dhawaaqi doono maalinta Isniinta ah taasoo ka dhignaaneysa in la dhameystiray 55-ta ciyaariyahan.

Kooxdaan waxaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta xafladda Ballon d’Or, waxaana la dooran doonaa goolhaye, 4-difaac, 3-khadka dhexe iyo 3-weerar waxaana u codeyn doona kumanaan kun oociyaartoy ah kuwaas oo dunida daafaheeda ku kala sugan.

Liiska Oo Dhameystiran:

Xabi Alonso,

 Angel Di Maria,

 Cesc Fabregas, 

Eden Hazard

, Xavi Hernandez, 

Andres Iniesta, 

Toni Kroos,

 Luka Modric

, Mesut Ozil, 

Andrea Pirlo, 

Paul Pogba

, James Rodriguez,

 Bastian Schweinsteiger, 

Yaya Toure and

 Arturo Vidal.

contact@afkashacabka.com