
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND OO SALAADII JIMCE KULA TUKADAY DADWEYNAHA MAGAALADA BERBERA+Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu la tukaday Salaadii Jimcaha Dadweynaha ku nool Magaalada Berbera ee Caasimada Gobolka Saaxil, gaar ahaan masjidka Gobolka ku yaal ee la yidhaahdo Khaalid-Binu Waliid,
isaga oo madaxweynuhu salaada ka dib soo dhawayn balaadhan kala kulmay dadweynihii kula tukanaayey masjidka oo soo buux dhaafiyey agagaarka masjidka iyo gaadhigii uu watay madaxweynuhu oo ahaa mid aanay la socon Ciimado balse ay la socdeen uun masuuliyiinta Gobolka heer degmo iyo Heer gobolba, sidoo kale waxa madaxweynaha salaada ku wehelinaayey xubno ka mida Golaha wasiirada ee Madaxweynaha ku wehelinaaya safarkiisa shaqo ee uu maalmahanba ku joogay Berbera lana filaayo inuu uga sii Gudbo Gobolada Dalka gaar ahaan Bariga inuu uga sii Gudbo.
Dhinaca Masjidka uu madaxweynuhu kula tukaday shacbiga waxa khudbadii Jimcaha ka akhriyey Sheekh Suleebaan Siciid Cali ahna Isu-duwaha Wasaarada Diinta Awqaafta ee Gobolka Saaxil. oo ku dheeraday malinta akhiro iyo xisabta inagadanbaysa ku dardarmay inay Ilahay cabudaan oo la iska ilalaiyo xaranta iyo waxa cadab lagu mutaysan karo
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND OO SALAADII JIMCE KULA TUKADAY DADWEYNAHA MAGAALADA BERBERA+Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu la tukaday Salaadii Jimcaha Dadweynaha ku nool Magaalada Berbera ee Caasimada Gobolka Saaxil, gaar ahaan masjidka Gobolka ku yaal ee la yidhaahdo Khaalid-Binu Wali