Madaxwayne Siilaanyo Oo Caawa Booqday Goobaha Dadweynaha Caasimaddu Ku Caweeyaan

0
Friday December 12, 2014 - 23:33:18 in by salman abdi
  • Visits: 636
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Siilaanyo Oo Caawa Booqday Goobaha Dadweynaha Caasimaddu Ku Caweeyaan

    Axmed Maxamed Siilaanyo, Madaxweynaha Somaliland ayaa caawa si shaqsi ahaaneed u booqday qaybo ka tirsan Caasimadda isla markaana suuqyada kulamo la yeeshay dadka muwaadiniinta ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Maxamed Siilaanyo, Madaxweynaha Somaliland ayaa caawa si shaqsi ahaaneed u booqday qaybo ka tirsan Caasimadda isla markaana suuqyada kulamo la yeeshay dadka muwaadiniinta ah.

Madaxweynaha JSL oo caadiyan sameeya socdaalada noocan ah ayaa waxa ujeedadiisu tahay sidii uu u xog waraysan lahaa bulshada Somaliland, sida ganacsatada oo uu meherahooda ugu tago iyo dadweynaha caamka ahba.

M. Siilaanyo

Sawir: Dhigaal ah Afkashacabka

Socdaalkiisa caawa ayaa Madaxweynahu waxa uu ku gaadhay goobaha ay dadweynuhu isugu yimaadaan oo uu ka mid yahay Hotel Summer-Time, Garoonka Kubadda cagta ee Turkiga oo dhalinyaradii ku ciyaaraysay si weyn u soo dhoweeyeen iyo goobo kale oo ka mid ah suuqyada caasimadda, iyadoo meel kasta oo uu tagana ay Dadweynuhu farxad ku qaabilayeen.d


Contact@afkashacabka.com