Guddoomiyihii WADDANI Ee Degmada Sheekh Oo Is-casilay

0
Saturday December 13, 2014 - 20:45:36 in by salman abdi
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyihii WADDANI Ee Degmada Sheekh Oo Is-casilay

    Guddoomiyihii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, Cali Jaamac Ibraahim (Cali Guray) ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkii uu ka hayey xisbigaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyihii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, Cali Jaamac Ibraahim (Cali Guray) ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkii uu ka hayey xisbigaasi.


 


Guddoomiyihii xisbiga Waddani ee degmadda Sheekh Mr Cali Jaamac Guray ayaan sheegin meesha uu u digo-rogon doono iyo sababaha uu xilkaasi iskaga casilayba.


Laakiin warkan oo lagu baahiyey Website-ka Haatuf.net ayaa sheegaya in masuulkaasi uu iska casilay xilkii uu ka hayey xisbiga WADDA 



Contact@afkashacabka.com