War Deg Deg Ah: Madaxweyne siilaanyo oo ku waabariistay laasqoray socod lug ahna ku maray jidaka magaaladaas, xalayna u hoyday maydh iyo cerigaabo oo la sheegay inugoor dhow ku jihaysan yahay

0
Sunday March 16, 2014 - 12:46:29 in by Super Admin
  • Visits: 1288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Madaxweyne siilaanyo oo ku waabariistay laasqoray socod lug ahna ku maray jidaka magaaladaas, xalayna u hoyday maydh iyo cerigaabo oo la sheegay inugoor dhow ku jihaysan yahay

    Madaxweynaha somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka ku sugan magaalo xeebeeda laasqoray halkaas oo uu saaka ku kalahay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka ku sugan magaalo xeebeeda laasqoray halkaas oo uu saaka ku kalahay,



Madaxweynaha somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka ku sugan magaalo xeebeeda laasqoray halkaas oo uu saaka ku kalahay, kadib markii uu xalay u hoyday magaaladda Maydh. Booqashada madaxweyne siilaanyo ee laasqoray ayaa dhirbaaxo ku ah hanjabaadihii maamulka cusub ee puntland ku sheegan jireen gobolka sanaag barri, sidoo kale waxa ay guul weyn u tahay xukuumadda madaxweyne siilaanyo oo si nabad ah ku tagtay laasqoray oo ku taala xuduuda barri ee somaliland.

Madaxweyne siilaanyo ayaa lagu wadaa inuu goor dhaw ka khudbadeeyo magaalada laasqoray, iyadoo weftiga madaxweyne siilaanyo uu xubin ka yahay Wasiirka gaashaandhiga somaliland axmed xaji cali cadami oo dhalasho ayaan ka soo jeeda barriga sanaag.


Socdaalka Madaxweyne siilaanyo oo ah mid taariikhi ah ayaa ka duwan socdaaladiisii hore kadib markii goobo aanu madaxweynuhu hore u tegin ay soo mareen, isla markaasna socdaakii ugu ballaadhnaa ee dhulka ah ku ka bixiyey gobolada iyo degmooyinka dalka.






Afkashacabka.com

Burco /Office

Contact@afkashacabka.com