Ra'isul wasaaraha Turkiya oo ku soo waajahan magaalada Muqdisho iyo warar sheegaya inuu…

0
Thursday February 06, 2014 - 07:33:39 in by Super Admin
  • Visits: 1140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'isul wasaaraha Turkiya oo ku soo waajahan magaalada Muqdisho iyo warar sheegaya inuu…

    Rajab Dayid Erdogan oo ah Ra'isul wasaaraha Dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in uu dhawaan booqasho rasmi ah ku yimaado magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si uu xarigga ujaro mashaariic uu dalka turkigu kawado magalaada muqdisho kuwaas oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raisul-wasaaraha-Turkiga
Rajab Dayid Erdogan oo ah Ra'isul wasaaraha Dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in uu dhawaan booqasho rasmi ah ku yimaado magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si uu xarigga ujaro mashaariic uu dalka turkigu kawado magalaada muqdisho kuwaas oo uu jiro cusbitaalka Digfeer oo dhawaan la dhameystiray dib udhis ablaaran oo lagu sameynayey

Ra’isul wasaaraha Turkiya oo ku soo waajahan magaalada Muqdisho iyo warar sheegaya inuu…


Rajab Dayid Erdogan oo ah Ra’isul wasaaraha Dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in uu dhawaan booqasho rasmi ah ku yimaado magaalada Muqdisho  ee caasimadda Soomaaliya si uu xarigga ujaro mashaariic uu dalka turkigu kawado magalaada muqdisho kuwaas oo uu jiro cusbitaalka Digfeer oo dhawaan la dhameystiray dib udhis ablaaran oo lagu sameynayey.

Sida warku sheegayo Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa 24-kii saac ee tagay  kulan kula lahaa wafti hordhac ah dhismaha Safaarada Turkiga ee magaalada muqdisho, waftigaa oo u gogol xaaraya sida la sheegay booqashada raisul wasaaraha dalka turkiga Rajab Dayib Erdogan, Ra’isul wasaaraha Turkiyga ayaa la filayaa inuu booqdo mashaariicda iyo dib udhiska dalkiisu ka wado magaalada Muqdisho, waxaa la sheegayaa in Raisul wasaaraha Turkeyga uu xariga ka jari doono Isbitaalka Digfeer oo qaab casri ah u dhiseen dalka Turkey-ga iyo mashaariic kale.

19-ka August 2011 ayey aheyd markii uu  Recep Tayyip Erdogan iyo qoyskiisu ay  booqasho ku yimaadeen  magaalada Muqdisho xiligaa oo abaar Macluul daran wadata ka jirtay dalka Soomaaliya, Raisul wasaaraha Turkeyga oo ay wehliyaan xaaskiisa iyo ilmihiisa ayaa xiligaa booqday xerooyinka barakacayaasha ee magaalada Muqdisho, isagoo dareenka Caalamka usoo jeediyey in dadka Soomaaliyeed wax loo qabto.