Xildhibaanad ka tirsanayd Golaha degaanka Laascaanood oo xildhibanimadii iska casishay iyo Laba Xildhiban oo hore oo ugu wareegay puntland
Xildhibaan istaahil Maxamud Aaden oo ka tirsanayd Golaha Deegaanka Laas Caanood ayaa iska Casishay Xilkii ay ka haysay Golahaasi,
Xildhibaan istaahil Maxamud Aaden oo ka tirsanayd Golaha Deegaanka Laas Caanood ayaa iska Casishay Xilkii ay ka haysay Golahaasi, iyadoo is casilaadeeda ku sababaysay Arimo Waxbarasho inay u baxayso .
Xildhibaan istaahil ayaa noqonaysa Xildhibaankii ugu Horeeyey ee iskeed iskaga Casisha Xilkii loo doortay halka laba xildhibaan oo ka horeeyey ay u diga rogteen dhinaca Puntland.
Golaha Deegaanka Laascaanood ayay xildhibaanadoodu Cabasho badan ka muujiyeen Nidaamkooda maamul waxayna markasta ku doodaan Cabashooyin ay ka soo gudbiyeen Maayarkooda oo aan wax fadhiyo ah u qaban golahooda in Wasaarada Arimaha Guduhu waxba ka qaban wayday.
Afkashacabka.com
Laascaanood /Office
Contact@afkashacabka.com