
Dawladda Sierra Leone ayaa kaga dhawaaqday ugu yaraan sedax maalmood oo xayiraad ah waqooyiga dalka taas oo qeyb ka ah dadaalkeeda ay ku xakameyneyso safmarka Ebola.
Afhayeen ayaa sheegay dukaamada iyo suuqyada inay xirnaan doonaan iyadoo gaadiidka aan fasaxa haysan loo ogolaaneyn wadooyinka. )Afhayeen ayaa sheegay dukaamada iyo suuqyada inay xirnaan doonaan iyadoo gaadiidka aan fasaxa haysan loo ogolaaneyn wadooyinka.
Isu imaatinka diimaha ayaa la joojiyay inkastoo masiixiyiinta loo ogolaaday inay maanlinta ciidooda u dabaal dagaan.
Sierra Leone waa dalkii ugu darnaa ee galbeedkaAfrikauu cudurka ka dilaaco kaasi oo in ka badan sagaal kun oo kiisas Ebola ah laga helay, waxayna WHO ka digtay in caabuqa uu weli si daran u fidayo.
Dalka Sierra Leone ayaa wali latacalaya cudurka dilagaa ee ebola ilaa imka waxaa u dhintay dad aad u tiro badan ilaa imaka caalamka kala badh ayaa ka xidhan cilaqaadkii ay lalahayid dawladaSierra Leone madaxda dalka Sierra Leone ayaa aad uga walaacsan xanuunkan afeyay guud ahaan dalkaaas
Contact@afkashacabka.com
Dawladda Sierra Leone ayaa kaga dhawaaqday ugu yaraan sedax maalmood oo xayiraad ah waqooyiga dalka taas oo qeyb ka ah dadaalkeeda ay ku xakameyneyso safmarka Ebola.
Afhayeen ayaa sheegay dukaamada iyo suuqyada inay xirnaan doonaan iyadoo gaadiidka aan fasaxa haysan loo ogolaaneyn wadooyinka.