DUGSIGA MACAARIF EE MAGAALADA HARGEYSA OO ARDAYDA KU WARGELINAYA FURSADO WAXBARASHO

0
Saturday January 03, 2015 - 17:37:29 in by Hargeysa Office
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DUGSIGA MACAARIF EE MAGAALADA HARGEYSA OO ARDAYDA KU WARGELINAYA FURSADO WAXBARASHO

    Dugsiga MACAARIF Ee Magaalada Hargeysa Oo Ardayda Ku Wargelinaya Fursado Waxbarasho مؤسسة المعارف للتنمية والعناية بالتعليم

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dugsiga MACAARIF Ee Magaalada Hargeysa Oo Ardayda Ku Wargelinaya Fursado Waxbarasho مؤسسة المعارف للتنمية والعناية بالتعليم


Machadka diyaarinta iyo Tababarka Macalimiinta Macaarif wuxuu ku war galinayaa dhamaan ardaydii is diwaan galisay bilowgii sand dugsiyeeedka 2014-2015 in ay yimaadaan Mach’dka maalinta axada galinka danbe saacadu markay tahay 3:30 sid loogu sheego arimo muhim ah oo khuseeya waxbaarashadooda
Sidoo kale Machadku wuxuu u yeedhayaa ardayda dugsiyada sare ka soo baxday ee danaynaysa inay helaan waxbarasho diploma laba sanno ah
wuxuuna machadku ardaydaas u diyaariaya macalimiin iskugu jira somali iyo ajanabi sitana shahaadooyin sarsare oo leh master iyo BHD, iyadoo wax-barista loo adeegsaan doonao agab casir ah oo iskugu jira lapapa sceinces, copmuter iyo language.
Takhasusaadka laga baran doono machdka waxaa ka mid ah
Chemistry & Biology.
Information technology ( IT )
(Physics and Math’s).
( Arabic & Islamic Studies).
^ Mudada waxbarashadu waa laba ( 2) sano
hay’ada macaarif ayaa ah hay’ad looga bartay inay siiso ardaydooda waxbarasho tayo leh, deeq waxbarasho iyo tababaro heer caaalami ah.
machadka waxaad ka helaysaan goob ku munaasib ah waxbaradah iyo maktabada ay yaalaaan buugaag la xidhiidha dhamaan takhasusadka uu machadka macaarif bixiyo
Wixii Faahfaahin ah ee intaa dheer Kala soo xidhiidh Macadka AL- Macaariif
063 4400045 telesom

وسائل تعليميةUnknownوسائل تعليمية 2معمل اللغاتمعمل الكمبيوترمعمل الفيزياءمعمل العلوم4معمل العلوم3معمل العلوم2معمل العلوممعمل الأحياءمراقب اختباراتمدرب مستقدم من الخارجطابور بنينطابور بناتشهادات حضور دورة - طلابشهادات حضور دورة - طالباتدورات طلابيةدورات المعلمينالمكتبةالمبنى - ملف السلةالمبنى - الواجهةالمبنى - المرافقالمبنى - الساحةIMG_2486DSCN0796DSCN0728DSCN0691DSC03287DSC03213DSC02282DSC02197DSC02175DSC01780DSC01691DSC01678DSC01673DSC00547DSC00387DSC00319DSC_8943Copy of DSC_8907103_0923103_0906103_0900103_0888103_0881103_0870103_0865103_0857103_0844103_0831103_0825101_9620101_9618 - Copy101_960915141