Xisbiga Ucid Oo Jagooyin Ka Banaan U Magacaabay Masuuliyiiin Cusub.

0
Thursday March 20, 2014 - 07:29:47 in by Super Admin
  • Visits: 944
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Ucid Oo Jagooyin Ka Banaan U Magacaabay Masuuliyiiin Cusub.

    Haragaysa(AFK)Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeerka Ee Ucid Ayaa Masuuliyiin Cusub U Magaacabay Jagooyin Ka Banaanaan Xisbigaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haragaysa(AFK)Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeerka Ee Ucid Ayaa Masuuliyiin Cusub U Magaacabay Jagooyin Ka Banaanaan Xisbigaasi.

Warsaxaafadeed

Ujeedo: Xil-Magacaabis

Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Ucid Markuu Arkay Baahida Wayn Ee Loo Qabo In La Magacaabo Xilalka Banaan Ee Xoghayaha Amniga & Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Waxa Loo Magacaabay Md, Cabdiwalai Xuseen Gaambiye Xoghayaha Amniga Ee Xisbiga Ucid, Iyo Cabdiqani Ibraahin Salaf (Kaptanka) Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada & Degmooyinka Ee Xisbiga Ucid.

Isla Markaana Waxa La Faray Masuuliyiintaa Kor Ku Xusan In Ay Hawshooda Ah U Bilaabaan Kana Soo Baxo Waajibaadka Loo Igmaday.

Waxaanu Illaahay Uga Baryaynaa In Uu U Fuduudeeyo Hawsha Loo Igmaday.

 

Alla Mahad Leh

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng, Faysal Cali Waraabe