Dibadbax Ka Dhan Ah Waregska Charlie Hebdo Ee Aflagaadeeyay Nabi Muxammad (NNKH) Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Cadaado

0
Sunday January 18, 2015 - 19:46:20 in by Burco Office
  • Visits: 627
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dibadbax Ka Dhan Ah Waregska Charlie Hebdo Ee Aflagaadeeyay Nabi Muxammad (NNKH) Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Cadaado

    Waxaa maanta degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud ka dhacay dibadbax xoogan oo ay dhigayeen kumanaan qof, kaa oo looga soo horjeedo Jariirad ku taala Dalka Farance oo Aflagaado u geysatay Nabigeena Muxammad Nabad Galyo iyo Naxriis Korkiisa ha ahaate

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud ka dhacay dibadbax xoogan oo ay dhigayeen kumanaan qof, kaa oo looga soo horjeedo Jariirad ku taala Dalka Farance oo Aflagaado u geysatay Nabigeena Muxammad Nabad Galyo iyo Naxriis Korkiisa ha ahaatee (NNKH).


Dadkaan ayaa bartamaha degmadaasi ku gubay Calanka Dalka Faransiiska, waxaana ay muujiyeen sida ay uga xunyihiin sawir gacmeedka lagu aflagaadeeyay Nabigeena MuxammaD (NNKH) kaas oo uu daabacay wargeysa Charlie Hebdo ee dalka Faransa.

Dibadbax kan la mid ah ayaa sidoo kale ka dhacay magaalada Muqdisho iyo sidoo kale qaar ka mid ah gobalada dalka.

Dhanka kale dibadbaxyo waaweyn oo lagu muujinayo sida looga xunyahay gafka uu sameeyay wargeyska Charlie Hebdo ayaa maalintii Afaraad Ruxaya wadamo badan oo caalamka ka mid ah.

contact@afkashacabka.com