Liverpool Oo Ku Rajo Weyn Inay Chelsea Ku Garaaci Karto Saxiixa Luis Muriel.

0
Friday March 21, 2014 - 23:13:47 in by salman abdi
  • Visits: 861
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liverpool Oo Ku Rajo Weyn Inay Chelsea Ku Garaaci Karto Saxiixa Luis Muriel.

    Kooxda gegeda Anfield ku ciyaarta Ee Liverpool ayaa rajo weyn ka qabta inay Chelsea ka dulqaadi karto saxiixa weeraryahanka Udinese Luis Muriel, sida ay baahisay Metro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda gegeda Anfield ku ciyaarta Ee Liverpool ayaa rajo weyn ka qabta inay Chelsea ka dulqaadi karto saxiixa weeraryahanka Udinese Luis Muriel, sida ay baahisay Metro.


Liverpool ayaa qorsheyneysa inay 17 milyan ugu dhaqaaqan laacibkan marka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda dib u furmo bisha June balse waxey tartan xoogan kala kulmi doonan kooxda hogaanka u heysa EPL Ee Chelsea.

Da’a yarka xulka Colombia ayaa inbadan lala xiriirinayay inuu isaga tagi doono kooxdisa Udinese waxana xiddigan doondoonaya kooxaha waa weyn Ee horyaalka Ingriiska oo ay hor kacayan Liverpool, Chelsea, iyo Manchester City.

Liverpool ayaa haatan ah kooxda ugu cad cad doondoonista 22-jirkan, iyadoo Rodgers uu dadaaal xoogan u gali doona siduu ciyaaryahankan uga dulqaadi lahaa kooxaha kale Ee xiiseynaya ayuu hadane doonaya inuu wada hadalada lagu doonayo xiddigan soo af jaro ka hor koobka aduunka Ee lagu wado in lagu qabto dalka Brazil.


Markasta iyo wakhtikasta kale saco ciyaarahii udanbayay 

Afkashacabka.com

Contact@afkashacabka.com