Dulmiga iska ilaali

0
Friday January 23, 2015 - 13:48:57 in by salman abdi
  • Visits: 1635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dulmiga iska ilaali

    Qallinkii: Cabdicasshakuur Axmed Muuse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qallinkii: Cabdicasshakuur Axmed Muuse


 

Xaqiiqdi waxa mudooyinki ugu danbeeyay kusoo badanaaya nolasha bini’adamka ah waxa layirahdo dulmi, dulmigaas o ka kooban ama u qaybsama ilaa saddex noocod sida:

 

1) Ilaahay oo lagu caasiyo ama loo sharik yeelo subxanallah
2) Qofkoo nafsadiisa dulmiya.
3) Dulmiga aad walalka muslimka ah ku samaysid.

MIdka koowad oo ah illah subxanahu watacala oo olgu caasiyo ama loo shariik yeelo (lala caabudo) waa dulmiga ugu qatarsan ilaahay qurankisa waxu ku leeyahay وَإِذْ قَالَ لُقْمَانُ لِابْنِهِ وَهُوَ يَعِظُهُ يَا بُنَيَّ لَا تُشْرِكْ بِاللَّهِ إِنَّ الشِّرْكَ لَظُلْمٌ عَظِيمٌ {لقمان:12-13} {ألا لعنة الله على الظالمين} (سورة هود:18).

Mida labaad oo ah qofki inu nafsadiisa dulmiya sida inu nafsadiisa ku xadgudbo wixii alla udiiday sameeya, nafta wax kasta o ay rabto u sameeya shahwaadkkeda raaca.
وإياه قصد بقوله: {فمنهم ظالم لنفسه} (سورة فاطر:32)، وقوله على لسان نبيه موسى: {رب إني ظلمت نفسي} (سورة القصص:16)

qaybta u danbeesa oo ah dulmiga aad u gaysatid qof kale waa dulmi aad u xu in aad qof kale ku xad gudubtid xuquq diisa, maalkiisa , sharftiisa iyo dhiigiisa. Ilaahay waxu yiri cazza wajal.
وإياه قصد بقوله: {وَجَزَاء سَيِّئَةٍ سَيِّئَةٌ مِّثْلُهَا فَمَنْ عَفَا وَأَصْلَحَ فَأَجْرُهُ عَلَى اللَّهِ إِنَّهُ لَا يُحِبُّ الظَّالِمِينَ} (سورة الشورى:40) ، وبقوله: {إِنَّمَا السَّبِيلُ عَلَى الَّذِينَ يَظْلِمُونَ النَّاسَ وَيَبْغُونَ فِي الْأَرْضِ بِغَيْرِ الْحَقِّ أُوْلَئِكَ لَهُم عَذَابٌ أَلِيمٌ} (سورة الشورى 42) .
tusaale: waqtigi horee ee ayaa nin wazir ah waxu dulmiyay naag duq ah oo ka qaatay hantideeda iyo waxi ay heesatay, markasay u tagtay oo ku dhahday ayado ooyeysa xaqeega isii, wuu udiiday asago ku jees jeesay ayu ku yidhi orod ilaahay ii baryi.islanti ilahay ayey u barisay ducadeda wa la aqbalay ninki wazirka ah shaqdi wa laga casilay lacagtisa waa laga qaatay suuqa ayey ku aragtay asago lagu garacayo.

 

ا تهزء بالدعاء و تزد رية وما تدري ما الصنع
سهام ليل لا تخطي ولا كن لها امد وللامد انقضاء
لا تطلمن ادا ما كنت مقتد ر ا ن الطلم تر جع عقباة الي الند م
تنام عينك والمطلوم منتبه يدعو عليك و عين الله لم ينم
CALI BINI DALIB (allaha ka rali noqddo) aya waxa la waydiyay inta u dhaxaysa dhulka iyo carshiga alle waa waxan lagu qiyaasi Karin KM, MILE, waxu ku jawabay waxa u dhaxeeya ducada qofka la dulmiyay oo si toos ah ayey u gaarta.


Qallinkii: Cabdicasshakuur Axmed Muuse

Studding Faculty Of Economics And Political Science