Nuxurka Ka Soo Baxay Kulankii Ay Yeesheen Taliyaa Ciidanka Booliiska Maayir Ku Xigeenka Iyo Wailba Gudidayada Xaafadaha Hargeysa

0
Tuesday February 03, 2015 - 22:43:04 in by salman abdi
  • Visits: 1189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Ka Soo Baxay Kulankii Ay Yeesheen Taliyaa Ciidanka Booliiska Maayir Ku Xigeenka Iyo Wailba Gudidayada Xaafadaha Hargeysa

    Qaar ka mida Sarakiisha Sar Sare Ciidamada Bilayska Somaliland Oo uu Hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Sareeye Guuto C/laahi Fadal Iimaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar ka mida Sarakiisha Sar Sare Ciidamada Bilayska Somaliland Oo uu Hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Sareeye Guuto C/laahi Fadal Iimaan

 Qaar ka mida Sarakiisha Sar Sare Ciidamada Bilayska Somaliland Oo uu Hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Sareeye Guuto C/laahi Fadal Iimaan Iyo Dhamaan Sideeda gudoomiye Dagmo ee ay ka koobahantahay caasimadu, Maayir ku xigeenka magaalada hargeysa, waalidiin, cuqaal iyo waxa garad, ayaa maanat shir ay kaga arinsanayeen nabada Caasimada magaalada hargeysa ku yeeshay Xarunta Dowlada Hoose Ee Hargeysa.



Shirkan oo ay saxaafadu Dibad joog ka ahayid ayaa markii uu soo idlaaday Waxa Warbaahinta Si Wada Jira Ula Wada Hadlay Af-hayeenka Ciidanka Bilayska Somaliland Gaashanle C/laahi Xasan Faarax "shirkan maanta lugu qabtay xarunta dowlada hoose ee magaalada hargeysa waxa uu ahaa isku xidhka waaxyaha arimaha bulshada iyo isku xidhka Booliska,Sidii ay isku kaashan lahayeen sidii ay isku dhinaa ugu soo wada kaashan lahayeen waxa walba oo khalkhal galinaya nabad galyada Caasimada.

 

Sidoo Kale waxa maanat laga wada hadlay kooxa dhalinyarada ah ee iyagu xasiiloono darada ku haya magaalada 53 inaan ayaa la Xukumay oo xabsiyo kala duwan oo dalka ah look ala gudbiyay dhowr iyo afartan kalan imika gacantaan ku haynaa,sacadaa aan idinla hadlaayo qaar ayaa la qabtay markaa waxaan waalidiinta leeyahay waalid wallow caruurihiina ka adkaada ayuu yidhi Af-hayeenka Ciidanka Boolisku Gaashaanle C/laahi Xasan Faarax.



Geesta kalae waxa ka war bixiyay Maayir ku Xigeenka "Maanta waxaan halkan isugu nimi Booliska oo uu hogaaminaayo taliyaha ciidanka Somaliland sadex iyo toban taliye saldhig iyo gudiyada xaafadaha kala duwan ee magaalada hargeysa,waxaanu ka wada hadalay sidii kor lugu qaadi lahaa amaanka caasimada.




Waxaanu halkan ka balan qaadaynaa in amaanka caasimad uu adkaan doono in aanu ka war hayin doono meel kasta haday tahay kaantaroorada laga soo galayaa caasimada,haday tahay guryaha la kiraysanao kuwa kiraynaya gaadiidka magaalada iyo waliba dhaqdhaqaaq kasta taasi maanat waanu balan qaadaynaa in la sugi doono hadii Alle Yidhaa Ayuu ku soo gabgabeeyay maayir ku xigeenka caasimada .


Contact@afkashacabka.com