Golaha Ammaanka Qaramada Midobay Oo Warbixin Ka Diyaariyey Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka Somalia

0
Friday February 06, 2015 - 14:53:26 in by salman abdi
  • Visits: 497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Ammaanka Qaramada Midobay Oo Warbixin Ka Diyaariyey Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka Somalia

    War murtiyeed xalay ka soo baxay Golaha Ammanka ee Qaraada Midoobay ayaa lagaga hadlay arrimaha Somalia. Arbacadii ayey ahayd markii Ergeyga Gaarka ee XGQM ee arrimaha Somalia N. Kay uu, isaga Muqdisho ku sugan, telephonka la iska arkana kaga qeyb g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War murtiyeed xalay ka soo baxay Golaha Ammanka ee Qaraada Midoobay ayaa lagaga hadlay arrimaha Somalia. Arbacadii ayey ahayd markii Ergeyga Gaarka ee XGQM ee arrimaha Somalia N. Kay uu, isaga Muqdisho ku sugan, telephonka la iska arkana kaga qeyb galaya, shirka uga waramay horumarka xiliyadii dambe ay Somalia ka gaadhay dhinacyada siyaasadda iyo amniga.


Warmurtiyeedkii xalay ayaa lagu sheegay in xubnaha Goluhu ay ka welwel qabaan xasilooni darrada dhinaca siyaasadda ee wali ka sii socota Somalia, taas oo, baa warmurtiyeedka lagu yidhi, si xun u saameynaysa horumarka ay Somalia ka sameyn lahayd in nabad iyo xasilooni uu dalku gaadho, arrintaas oo horjoogsan karta hiigsiga sanadka 2016ka.

Golaha ayaa dawladda Somalia ku booriyey in marka xukuumadda la dhiso la dardar galiyo hawlaha dawladda.

Warmurtiyeedka ayaa sidoo kale lagaga hadlay in la sii wado dadaalka lagaga adkaanayo ururka Alshabab.






Contact@afkashacabka.com