Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo Digniin U Diray Xuutiyiinta La Wareegay Awooda Dalka Yemen.

0
Sunday February 08, 2015 - 09:45:43 in by salman abdi
  • Visits: 897
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo Digniin U Diray Xuutiyiinta La Wareegay Awooda Dalka Yemen.

    Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu talaabooyin dheeraad ah ka qaado

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu talaabooyin dheeraad ah ka qaado

 falaagada Xuutiyiinta shiicada ee Yemen haddii aysan si degdeg ah dib ugu laaban wadaxaajoodyada loogu gudbayo dimoqaraadiyadda.

0000000000000000

 

Falaagada oo gacanta ku haya magaalada Xarunta ah ee Sanca, ayaa kala diray baarlamaanka, waxayna ku beddeleen gole KMG ah.

 

Waxa horay isu casilay Madaxweynahii Yemen, Abdrabbuh Mansour Hadi iyo xukuumaddiisa kaddib markii xooggaga Xuutiyiinta qabsadeen madaxtooyadda magaalada Sanca bishii hore.

Waxa jira walaac ah in dalka Yemen ay ka dhacaan dagaalo sokeeye, beesha caalamka ayaa ku dadaalaysa sidii la isugu keeni lahaa dhinacyada is haya.



Contact@afkashacabka.com