Ha La Daayo Xisbiyada Mucaaridka Hana Loo Soo Furo Tv Ga Univerasal Hadii Loo Diiday Kii Qaranka.??

0
Friday February 07, 2014 - 11:30:10 in by Super Admin
  • Visits: 931
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ha La Daayo Xisbiyada Mucaaridka Hana Loo Soo Furo Tv Ga Univerasal Hadii Loo Diiday Kii Qaranka.??

    Ha La Daayo Xisbiyada Mucaaridka Hana Loo Soo Furo Tv Ga Univerasal Hadii Loo Diiday Kii Qaranka.??

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ha La Daayo Xisbiyada Mucaaridka Hana Loo Soo Furo Tv Ga Univerasal Hadii Loo Diiday Kii Qaranka.??

Dhamaan waxaan salaamaya shacabaka somaliland ee sharafta leh waxaan halkan ka salaamaya ciidamada qaranka madaxda dawlada Xisbiyada qaranka Iyo madaxda xisbiyada mucaaridka.
Hadaan ka gudbo salaantaa waxaa u jeeda barayaha ba in cabasho jirto dhinaca xisbiyada mucaaridka ah jgu dawlada waxaan Usoo jeedin lahaa aniga oo aan midna dhinaca saarayn Inay si dajiyaan waliba waxaan daladayda leeyahay dee nimanku waxay ka cabanayaan TV la'aan ee TV ga qaranka ha loo Ogolaado ileen wax ayay ku leeyihiine.
Xisbiyada mucaaridka ah waliba xisbiga ucid waxaan odhan lagaa naga joojiya sheekada raqiiska ah ee aad somaliland ugu hiilinaysan kuna raacdeen TV ga universal inuuu aflagaadeeyo qaranka Iyo madaxwyane somaliland oo uu ka sameeyay wax fool xun hadii aad sidaa ku sii wadaan ogaada shacabka somaliland hadaanu Nahay cod naga heli maysaan waayo waanu idin ka shakinay Inaad Na gayn doontaan dhinaca Iyo Somaliya!!'

By Amuur Xasan 
Geesiga somaliland.