Madaxweynayaasha Obama IyoMr Vladimir Putin Oo Khadka Talefoonka Saacad Kaga Wada Hadlaayay Xaalada Ukrain.

0
Monday March 31, 2014 - 00:24:40 in by salman abdi
  • Visits: 831
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynayaasha Obama IyoMr Vladimir Putin Oo Khadka Talefoonka Saacad Kaga Wada Hadlaayay Xaalada Ukrain.

    Madaxweyanaha dalka Ruushka Mr Vladimir Putin ayaa maanta muddo Saacad ka badan kula xidhiidhay dhinca Telefoonka madax weyanaha maraykanka Mr Barck Obama, oo booqasho ramsi ah ku joogo caasimada dalka Suucidaga ee Riyada,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyanaha dalka Ruushka Mr Vladimir Putin ayaa maanta muddo Saacad ka badan kula xidhiidhay dhinca Telefoonka madax weyanaha maraykanka Mr Barck Obama, oo booqasho ramsi ah ku joogo caasimada dalka Suucidaga ee Riyada,

Waxaa labada madaxweyne ka wado hadleen sidii xal diblomasiyeeda lagu dhemeyn lahaa xaalada cakiran ee ka jirta dalka Yukreyn, inkastoo madaxweynaha ruushku sheegay in xaalada yukreyn ay sii xumaynayaan kooxo xag jir ah oo taladii dalkaasi qabsadaty

Hase ahaatee madax weyanah maraykan ka ayaa dalbaday in Gobolka Crimea. loo ogolaado baadhoyaal ka socda qarmada midoobay iyo in ciidamada Ruushka ee kulalaya bariga yukreyn ay ka digtoonadaan faro galin milatari in ay ku samayan dhulkaasi isagoo xusay in labada wasiir ee labada dal arimo dibadeed ay soo diyaarin doonaan habka diblomasiyadeed ee lagu furdaamin doono xaalad Yukreyn,



Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com