Qarax Ka Dhacay Duleedka Caasimadda SUDAN Ee Khartoum.

0
Thursday May 07, 2015 - 12:51:50 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Ka Dhacay Duleedka Caasimadda SUDAN Ee Khartoum.

    Qarax ayaa laga maqlay goob ciidan oo ku taal dibadda xarunta Suudan ee Khartuum.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax ayaa laga maqlay goob ciidan oo ku taal dibadda xarunta Suudan ee Khartuum.

Dadka deggan Umudurman ee dhinaca galbeed wabiga Niil ayaa sheegay in waxyar kadib habeen badhkii ay maqleen qaraxii koowaad, kadibna laga riday goobaha dowladda lidka diyaaradaha.

Afhayeen u hadlay dowladda Suudaan ayaa xaqiijiyay in ciidamadoodu ay xabado ku rideen wax aysan garaneynin, wuxuu beeniyay in ciidamadoodu ama qalabkoodu la weeraray.


Saddex sano ka hor ayey Suudan ku eedeysay Isra’iil in ay weerartay warshad ciidan oo ku tiil Khartuum, waxaana lagu soo waramay in diyaaradaha Isra’iil ay dhacdooyin kala duwan ku weerareen kolonyo hub u siday Gaza. Isra’iil si rasmi ah ugama jawaabin eedahaasi.

Contact@afkashacabka.com