Dad Ku Geeriyooday Miino ku Qaraxday Degmada Qurilgud

0
Wednesday April 09, 2014 - 09:36:54 in by Super Admin
  • Visits: 962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Ku Geeriyooday Miino ku Qaraxday Degmada Qurilgud

    3 Qof ayaa ku geeriyooday Qarax Miino oo ka dhacay Degmada Qorilugud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

3 Qof ayaa ku geeriyooday Qarax Miino oo ka dhacay Degmada Qorilugud.

ALLE ha u naxariistee waxa shalay walax nooca qarxa ah oo dhulka hoostiisa ku aasnayd illaa xiligii Taliskii Siyaad Barre oo ku qaraxday ku naf waayay laba nin iyo gabadh isku wada qoys ah deegaanka Bali-burcadle oo 3km dhinaca koonfureed kaga beegan degmadda Qori-lugud ee gobolka Buuhoodle.

Illaa iyo iminka lama oga faahfaahin intaa ka badan wxaa se la xaqiijin karaa un dhulkaa ay halis ku tahay aaladaha qarxa ee dhulka ku hoosjira. 



AFKASHACABKA.COM 

CONTACT@AFKASHACABKA.COM