Daawo:Wasaarada Maaliyadda Gobolka Togdheer Oo Tacsi U Diray Sexdii Qof Ee Ku Dhintay Shilkii Baabur Axadii

0
Wednesday July 01, 2015 - 15:42:57 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wasaarada Maaliyadda Gobolka Togdheer Oo Tacsi U Diray Sexdii Qof Ee Ku Dhintay Shilkii Baabur Axadii

    Burco(AFKA)Masuliyiinta Wasaaradaha Maaliyadda, Ganacsiga iyo Ciidanka Ilaalada Cashuuraha ee Gobolka Togdheer, ayaa Tacsi u diray Ehelada,Asxaabti iyo Guud ahaanba Qarankii ay ka baxeen 3dii Marxuum ee dhowaan shilka Baabuur ugu dhintay Duleedka Har

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Masuliyiinta Wasaaradaha Maaliyadda, Ganacsiga iyo Ciidanka Ilaalada Cashuuraha ee Gobolka Togdheer, ayaa Tacsi u diray Ehelada,Asxaabti iyo Guud ahaanba Qarankii ay ka baxeen 3dii Marxuum ee dhowaan shilka Baabuur ugu dhintay Duleedka Hargeysa.  Isuduwaha Wasaradda Maaliyada Gobolada Togdheer, Daadmadheedh iyo saraar, Saleban Maxmed Maxamud Isuduwaha Wasaradda Ganacsiga Cabdi Maxmed Ismacil, Maamulaha Cashuuraha Berriga ee G/ Togdheer Ilyaas Hassan, kuxigeenkiisa Maxamed Muse Axmed,Taliyaha Ciidanka Ilaalada Cashuuraha G/Togdheer Axmed Ismacil Ibrahin iyo Xubno kale oo kamida shaqaale weynaha Wasaaradda Maaliyadda ee G/Togdheer Ayaa si wada jira u tacsiyadeeyey dadkii iyo guud ahanba shacabka somaliland ee ay ka baxeen saddexdaasi marxuum. Shilka ay ku geeriyoodeen Marxuum Weli Daud cigal, weriye maxmed daud yusuf iyo muse cali ducale ayaa ahaa shilkii ugu naxdinta badnaa ee sannadkan ka dhaca somaliland.