
Daawo Afkashacabka Tv: Reer Miyi Hindi Ah Oo Nin Madax Kuti (Bear) Ka Weeraray Geesinimo Kaga Riday
Tobanaan Hindi ah ayaa budh nafta kaga jaray, Madax kuti (Bear/Dub), nin ka mid ah dadka degaanka weerar ula labo laxaadsaday, kaas oo galaafan gaadhay naftiisa, hasa yeeshee dadkii u gurmaday ay ka rideen ka dibna isagii halkaa ku dileen.
Shilkan oo sida wakaaladaha wararku sheegeen ka dhacay degaanka Aatarsa, waxa laga arkayay muuqaal laga duubay, bahalkaas oo usha loo nacay oo meel dhaqaaqda loo diiday.
Contact@afkashacabka,com
Daawo Afkashacabka Tv: Reer Miyi Hindi Ah Oo Nin Madax Kuti (Bear) Ka Weeraray Geesinimo Kaga Riday
Tobanaan Hindi ah ayaa budh nafta kaga jaray, Madax kuti (Bear/Dub), nin ka mid ah dadka degaanka weerar ula labo laxaadsaday, kaas oo galaafan gaadhay naftiisa, hasa yeeshee dadkii u gurmaday ay ka rideen ka dibna isagii halkaa ku dileen. Shilkan