SIYASIYINTA REER S/LAND WAA SIDA DAFADAAS OO KALE IYANA WAXBA ISKUMA OGOLA MADAXWAYNE SILANYANA WAXBA UMA OGOLO BY: BOQOR MOHAMED AXMED

0
Monday April 14, 2014 - 09:59:53 in by Super Admin
  • Visits: 1768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    SIYASIYINTA REER S/LAND WAA SIDA DAFADAAS OO KALE IYANA WAXBA ISKUMA OGOLA MADAXWAYNE SILANYANA WAXBA UMA OGOLO BY: BOQOR MOHAMED AXMED

    Markii Jabhadii SSDF ay Ethiopia ay Gashay Ninkii waa la baadhay Xanuunkina waa laga helay Markii Xanuunkii laga helay Dadka qaba xanuunka TB da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markii Jabhadii SSDF ay Ethiopia ay Gashay Ninkii waa la baadhay Xanuunkina waa laga helay Markii Xanuunkii laga helay Dadka qaba xanuunka TB da



TAARIIKHDA

 

1978 Markii la Asasay Jabhadii SSDF ayaa Nin baa waxaa ku dhacday Cudurka loo yaqaano TB-da .

Ninkaasi waxaa uu ka soo jeeday deegaanka DAMCO Ee somaliland Qoyskiisuna waxaa ay kula Taliyeen In uu Ku Biiro Jabhada SSDF .

Dabadeed marka uu Ethiopia Uu Taggo In uu Istuuro Si Baadhitaan Caafimaad loogu sameeyo ka dibna Xanuunka Laga Helo ,

 

 

Markii Jabhadii SSDF ay Ethiopia ay Gashay Ninkii waa la baadhay Xanuunkina waa laga helay Markii Xanuunkii laga helay Dadka qaba xanuunka TB da Daaqad ayey Cuntada ka qaadan jireen waxaana Ku Habsata shinbir loo Yaqaano DAFFO Midna Mid Uma Ogala ,

Markii Ay Arintu Ay Halkaa Ay Maraysay ayey Jabhadii SSDF laba garab ukala jabtay dabadeed na dagaal culus ayaa jabhadii dhex maray Waxaanu Ninkii Yidhi (Majeerteen waa sida dafadaas oo kale iyaguna waxba iskuma Ogala cabdilaahi yusuf na waxba Uma Ogala)

dabadeed cabdilaahi ayaa warkii lagaadhsiiyey waxaana loo sheegay Ninkii Bukaanka ahaa hadalkii uu Yidhi waxaanu Cabdilaahi Yidhi ninkaa Cusbitaalka Yaala halaygu Yeedho ,

Dabadeed waa loogu yeedhay Waxaana La soo fadhiisiyey Miis Ay sagaal sarkaal Fadhiyaan , saraakiishii mid ka mid ahna Kursigii looga Kiciyey , waxaana uu cabdilaahi Yidhi hadalkii aad Tidhi ku soo Celli . Dabadeed hadalkii ayuu kusoo celiyey ,

Waxaanu cabdilaahi ku Yidhi Ninkii Markuu dagaalku Iga qaboobo Ii Kaalay .dabadeed dagaalkii wuu sii kulu laaday Ninkiina Deegaankiisi ayuu ku Noqday .

Bari dhawayd oo ay islaayen Cabdi Laahi Yusuf Iyo Cadde Muuse . Ayaa Cabdilahi yusuf Gaalkacyo U Cararay ,Cadde muuse na Somaliland Soo Hoos Galay , wuxuuna Cabdilaahi Xasuustay Kalmadii Ninki Cusbitaalka Yaalay Uu Yidhi ,

Ninkii Ayaa Gaalkacyo Loogu Yedhay , waxaanu cabdilaahi Yusuf Soo Shiriyey Isimadii Majeerteen waxaana loogu yeedhay Ninkii , Waxaanu cabdilaahi Yidhi Hadalkii aad Tidhi U sheeg isimada majeerteen ,

Dabadeed Ninkii Hadalkii Ayuu Ku soo Celiyey Cabdilaahi Yusufna Shirka Ujeedada U ka Lahaa Wuu Ku Gun Gaadhay ,

Waxaan Leeyahay sanadkii 2011 Waxaan Xidhiidh la sameeyey Jamciyada Qurumaha Ka Dhaxaysa Gaar Ahaan Gola Heeda amaanka ,

waxaan Report Aan Uga Dan Lahaa Amaanka Iyo Waxbarashada somaliland U mariyey Radio Ergo Oo Ah Idaacad ay ledahay Qaramada Midoobay waxaana report Kaygii Gaadhay Ergayga Qaramada Midoobay U qaabilsan Somalia Oo Markaa ahaa Ogastin Mahiga Waxaana Ergaygu Soo Diray Nin Ka socday Haayada UNICEF oo Consaltant ahaa waxanu soo maray Hargasya ,

Waxaana Anigu wakhtigaa ka shaqaynaayey Barnaamij La Dhaho Child To Child Ay Leedahay UN ta ay na is ka kaashadeen UNICEF iyo Urur La dhaho SOLSA ,

Ninka Haayada Unicef Consaltant Ka Ah waxa loo sheegay in aan Burco ka shaqeeyo Kadibna waxa uu Igu Yimi Burco .

Waxaana Abaaro 08:00 Subaxnimo Ku Kulanay Xarunta Wasarada Waxbarashada G/Togdheer ,

waxaanu waraysi Igala Yeeshay Amaanka Iyo Waxbarshada somaliland . Waxana Wacad Ugu Maray In Guud ahaana amaanka somaliland ay Tahay Taam , Kulan Kayaguna waxaa uu qaatay saacad Iyo badh .

Ugu Danbay Tii Waxaan U Diray Academy yada Nabada Somaliland waxaana Uu Acadamy Gu Ku Dhiiri Galiyey in ay tahay meel xasiloon .

Sidaa darteed Waxaan Xasuusi Nayaa Siyaasiyiinta Mucaarid ka Somaliland waxyaabaha keenaya In Uu Mar labaad Qaranku Dumo,

waxaan u sheegayaa Siyaasiyiinta Mucaaridka In Aan Kulmiye Marnaba Aanu wadin In uu Gor Gortan Galiyo waxay Bulshadu Raali Ka Tahay Mooyaane , waxaan Leeyahay Siyaasiyiinta waar sida DAFFA Daas oo kale Iyana waxba isku ma Ogala Silaanyo na waxba Uma Ogola ,

waxaan Leeyahay Bulshada Dhex dhexaad Ka Noqda .

waxaan Ku soo koobayaa Nin na Dhaqasho Ayuu Ugu dhabar jabay Nin na Dhuuni Buu la dhex Joogaa ,




 

Boqor Maxamed Ahmed Ibraahim Candhaadhi

Ctc143@Hotmail.com

 

Burco Somlailand