Daawo:Raysal Wasaaraha Serbia Oo Dad Gadoodsan Ku Weerareen Xus Loo Sameeyay,Xasuuqii Muslimiinta Bosnia

0
Tuesday July 14, 2015 - 14:27:41 in by Burco Office
  • Visits: 803
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Raysal Wasaaraha Serbia Oo Dad Gadoodsan Ku Weerareen Xus Loo Sameeyay,Xasuuqii Muslimiinta Bosnia

    Bosnia(AFKA)Raysal Wasaaraha Serbia Aleksandar Vucis, Ayaa dad cadhaysani ku weerareen, xafladii xuska 20aad ee loo qabanayay, xasuuqii ku dhawaad 9 kun oo qof Serbiyiintu ku gumaadeen, magaalada Srebrenica ee dalka Bosnia sanadkii 1995 kii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bosnia(AFKA)Raysal Wasaaraha Serbia Aleksandar Vucis, Ayaa dad cadhaysani ku weerareen, xafladii xuska 20aad ee loo qabanayay, xasuuqii ku dhawaad 9 kun oo qof Serbiyiintu ku gumaadeen, magaalada Srebrenica ee dalka Bosnia sanadkii 1995 kii


 

Ninkan oo ku sugnaa xus caalami ah oo dunidu u qabatay labaatan guurada xasuuqii muslimiinta Bosnia ayaa dad cadhaysan oo u badan ehelada, dadkii Serbiyiintu ku gumaadeen magaaladaasi dhagax ku soo weerareen, waxaana dirqi kula baxsaday ciidamada ammaanka, wallow dhaawacyo fud fududi ka soo gaadheen shiidkaas.



Contact@afkashacabka.com